SAWIRRO: Juventus oo markii 7-aad oo xiriir ah u dabaal degtay horyaalka Talyaaniga kaddib bar barihii Roma

0
Monday May 14, 2018 - 07:33:05 in Wararka by
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Juventus oo markii 7-aad oo xiriir ah u dabaal degtay horyaalka Talyaaniga kaddib bar barihii Roma

    Juventus ayaa xalay u dabaal degtay horyaalka Seria A markii 7-aad oo xiriir ah kaddib bar barihii goolal la'aanta ay la gashay naadiga AS Roma.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Juventus ayaa xalay u dabaal degtay horyaalka Seria A markii 7-aad oo xiriir ah kaddib bar barihii goolal la'aanta ay la gashay naadiga AS Roma.

Marwada Duqda ah ayaa garoonka soo gashay iyadoo u baahan hal dhibic oo qura si ay horyaalka u xaqiiqsato.

Napoli ayaa afar dhibcood u jirta Juve oo xitaa haddii ay soo adkaato kulanka u harsan waxaa laga sarreyn doonaa hal dhibic waxyna sidaa ku dhammeysan doontaa kaalinta labaad ee horyaalka Talyaaniga markii labaad saddex sano gudahood.

Waxaa xusid mudan in Juve ay sidoo kale arbacadii u dabaal degtay Coppa Italia kaddib markiii ay afar gool ku xaaqday AC Milan ciyaar ka dhacday Stadio Olimpico.

Daawo Dabaal degga Juventus:

 Juventus wrapped up their seventh consecutive title with a draw at Roma

 It means the Italians are four points clear of Napoli with one game remaining

 Juventus celebrated a seventh straight Serie A title

 Juventus players partied in the dressing room

 Max Allegri was all smiles as his side set a Serie A record

 Juventus proved they had the steel to come back in the title race

 The Juventus fans looked over the moon with the latest feat

 Gigi Buffon appeared emotional after watching the game from the bench

GoolFM.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip