"Si joogta ah ayuu Taleefanka uga soo wacaa Cabdiraxmaan.".-Maxamed Saalax oo qaaday Talaabo kale oo Damqasho leh

0
Saturday April 28, 2018 - 08:13:45 in Wararka by
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Si joogta ah ayuu Taleefanka uga soo wacaa Cabdiraxmaan.".-Maxamed Saalax oo qaaday Talaabo kale oo Damqasho leh

    Wiilka Muslimka ah ayaa caawinaya oo bixinaya lacagaha lagu daweynayo wiil qaba Cudurka Kansarka oo ku nool dalkiisa hooyo ee Masar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilka Muslimka ah ayaa caawinaya oo bixinaya lacagaha lagu daweynayo wiil qaba Cudurka Kansarka oo ku nool dalkiisa hooyo ee Masar.

Wiilka Muslimka ah ayaa caawinaya oo bixinaya lacagaha lagu daweynayo wiil qaba Cudurka Kansarka oo ku nool dalkiisa hooyo ee Masar.

Riyada Wiilka yar ayaa ah inuu mar la kulmo Saalax, xiddigii hore ee Roma ayaana balan qaaday inuu riyadaa u rumeyn doono marka uu dib ugu soo laabto dalka.

Mirror ayaa warinaya in Maxamed uu si joogta ah ula xiriiro Adbelrahman Mahmoud oo ku nool magaalada Tanta, kaa oo u baahan in dhiiga laga badelo.

Aaabaha dhalay Adbelrahman ayaa sheegay in Xiddigii hore ee Chelsea uu si dhaqso leh u soo faro galiyay markii uu maqlay xaalada canugiisa.

 Mo Salah's 24th Premier League goal of the season helped Liverpool to defeat Newcastle

"Waxaa na soo gaaray shaqsi ku nool magaalo ku dhow xaafada ciyaaryahanka, wuxuuna intaa kaddib maareeyay inaan la hadlo ciyaaryahanka aabihii kaa oo u sheegay arrinka canugeyga,” Aabaha dhalay Dhibanaha Yar ayaa sidaa u sheegay DMC Sport.

"Wuu nala soo xiriiray Maxamed wuxuuna Taleefanka kala hadlay Abdelrahman isagoona u sheegay inuu soo booqan doono marka uu dib u soo laabto.

"Saalax si joogta ah ayuu ula soo xiriiraa Abdelrahman, Teegeeradiisana waxay saameyn quman ku yeelatay caafimaadka canuga.”.

Ma ahan markii ugu horreysay uu Maxamed Saalax qaado talaabo ceynkan oo kale ah oo wuxuu horey Qarashaad ugu bixiyay Isbtaal ku yaala dalkiisa Masar, isagoona da’yarta u dhisay garoon, wuxuu sidoo kale qalab GYM gaarsiiyay xarunta Blushada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip