Dhageyso:-Senator Aqalka Sare Oo Cadeeyey Heerka Uu Gaaray Musuqa Ka Jira Dalka Baaqna U Diray Xukuumadda Kheyre

0
Monday April 23, 2018 - 22:36:00 in Wararka by
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Senator Aqalka Sare Oo Cadeeyey Heerka Uu Gaaray Musuqa Ka Jira Dalka Baaqna U Diray Xukuumadda Kheyre

    Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex oo ka mid ah Xildhibaanadda Aqalka Sare ayaa sheegay in wixii ka dambeeyey burburkii Sanadkii 1991 dalka uu ka dhacay musuq maasuq ballaaran kaas oo saameeyay hantidii Qaranka. Waxa uu sheegay in dhammaan hantidii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex oo ka mid ah Xildhibaanadda Aqalka Sare ayaa sheegay in wixii ka dambeeyey burburkii Sanadkii 1991 dalka uu ka dhacay musuq maasuq ballaaran kaas oo saameeyay hantidii Qaranka. Waxa uu sheegay in dhammaan hantidii qaranka uu lahaa uu gacanta u galay Shaqsiyaad kuwaas oo u baahan in lala xisaabtamo.

Xukuumadda Soomaaliya ayuu Senator Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex ugu baaqay in ay warka soo saarto hantida qaranka ee la boobay si guddiga madaxa banaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa ay Shaqadooda u fududaato.

Hadalka Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjoox ayaa ku soo aadaya xilli dowladda Soomaaliya ee hadda jirta ay marwalba ku celceliso in ay la-dagaalami doonto musuq maasuqa.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex.

Audio Player
 
00:00
XIGASHO:-RADIODALSAN.COM


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip