Urur-Gobaleedka IGAD Oo Berrito Ka Wada Hadli Doona Arrimaha Somalia Iyo South Sudan

0
Monday April 23, 2018 - 22:24:40 in Wararka by
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Urur-Gobaleedka IGAD Oo Berrito Ka Wada Hadli Doona Arrimaha Somalia Iyo South Sudan

    Dowladda Uganda waxay marti-gelinayaa Kulankaasi oo berrito ka furmi doona Hotelka Sheraton ee magaalladda Kampala. Kulankaasi oo socon doona muddo 2 maalmood ayaa waxaa ka qeyb geli doona Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Dibedda ee 8-da Waddan ee xub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Uganda waxay marti-gelinayaa Kulankaasi oo berrito ka furmi doona Hotelka Sheraton ee magaalladda Kampala. Kulankaasi oo socon doona muddo 2 maalmood ayaa waxaa ka qeyb geli doona Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Dibedda ee 8-da Waddan ee xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD.
 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip