Lacag ma rabo- Qaybtii 6aad iyo Qormooyinkii Muwaadin Xaashi Cumar Xasan+Video

0
Sunday April 22, 2018 - 19:05:41 in Wararka by
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lacag ma rabo- Qaybtii 6aad iyo Qormooyinkii Muwaadin Xaashi Cumar Xasan+Video

    Ma rabo in aan hadalka kugu badiyo qaybtaan 6aad waxaad si faahfaahsan ugu ogaan doontaa, sababta Ciidamadii UNISOM iyo Raja soo Celinto u yimaadeen Somaliya, wixii laga filayay iyo dhibaatadii ay noo geeysteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma rabo in aan hadalka kugu badiyo qaybtaan 6aad waxaad si faahfaahsan ugu ogaan doontaa, sababta Ciidamadii UNISOM iyo Raja soo Celinto u yimaadeen Somaliya, wixii laga filayay iyo dhibaatadii ay noo geeysteen.

Video –ga waxaad ku arki doontaa Sadaxdeydii wareeysi: Bartamaha Video-ga waxaad ku arki doontaa wareeysigii la ila yeeshay, ( Af Ingriis) dhibaatadii aan qaybhii hore kuu gu soo qoray ee Walaasheen Dahir loo geystay, iyo dadkii badda lagu tuuray cadeeymahoodii. Qaybta xigta waxaad ku arki doontaa doodii na dhaxmartay aniga iyo Jan.Burono Loi, taliyihii Ciidamada Talyaaniga iyo aniga, Qaybta dambena daroogadii ay gadi jiren ciidamadu iyo sidii ay dadka deegaanka u dhibeen iyo sida UN oo koofiyadeedii Buluuga aheyd ay ciidamadu wateen ,haddana ay masuuliyada isaga leexisay oo ay dhusha uga saaree waddamadii ciidamadu ka yimaadeen oo kaliya.

Adiguna la soco una kuurgal kuwa hadda noo joogo iyo waxa xalane ka socda, is ilaali, ku baraaruji masuuliyiinta iyo wax garadka, dhibkii wallaalkaa loo geeystay adigana waa kugu dhici karaa.



Ka bogo Video-ga—waa noo qaybta 7aad.

Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip