Man United oo iskoor cusub soo kordhisay markii ay Fiinaalaha FA Cup-ka u gudubtay

0
Sunday April 22, 2018 - 18:57:38 in Wararka by
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United oo iskoor cusub soo kordhisay markii ay Fiinaalaha FA Cup-ka u gudubtay

    Kooxda Man United ayaa 2-1 guusha kaga qaadatay Tottenham nus dhamaadkii FA Cup-ka haatana kama dambeesta koobkan ayay iska xaadiriyeen. Mourinho kooxdiisa goolasha ay guusha ku qaateen waxaa u dhaliyeen Sanchez iyo Herrera ayadoo Man United garoonk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Man United ayaa 2-1 guusha kaga qaadatay Tottenham nus dhamaadkii FA Cup-ka haatana kama dambeesta koobkan ayay iska xaadiriyeen. Mourinho kooxdiisa goolasha ay guusha ku qaateen waxaa u dhaliyeen Sanchez iyo Herrera ayadoo Man United garoonka Wembley ku dubutay naadiga Spurs. Man United ayaa haatan si rasmi ah u noqotay kooxda Ingiriiska ee Fiinalaha ugu badan imaato koobabka maxaliga gudaha Ingiriiska laga cayaaro. United haatan29-Fiinaaloo koobabka maxaliga ah ayay imaaday 20-fiinaal FA Cup iyo 9-fiinaal ooLeague Cup ah. Macalin Jose Mourinho kooxdiisa United naadi ka daba hadli karto ma jirto madaama rikoorka imaanshaha Fiinaalaha ugu badan gudaha Ingiriiska ay ka sameeyeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip