Suuqa Kale Iibsiga: Arsenal Oo Ka Baxday Xiisihii Ay U Qabtay Gooldhaliyaha Celta Vigo Ee Nolito

0
Tuesday December 22, 2015 - 15:37:19 in Sports News by
  • Visits: 792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kale Iibsiga: Arsenal Oo Ka Baxday Xiisihii Ay U Qabtay Gooldhaliyaha Celta Vigo Ee Nolito

    Gunners ayaa isaga baxday tartankii loogu jira saxiixa gooldhaliyaha kooxda Celta Vigo ee Nolito kadib markii ay kooxda ree Spain diiday iney wax ka dhinto lacagta 18 ka milyan ah ee ay ku dalbaneyso xidigeeda weerarka ka ciyaara.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gunners ayaa isaga baxday tartankii loogu jira saxiixa gooldhaliyaha kooxda Celta Vigo ee Nolito kadib markii ay kooxda ree Spain diiday iney wax ka dhinto lacagta 18 ka milyan ah ee ay ku dalbaneyso xidigeeda weerarka ka ciyaara.

Arsenal ayaa aad u dooneysa iney la soo wareegto weeraryahan cusub bisha January waxana si weyn loola xiriirinayay iney soo qaadan doonan wiilkii hore ee Barcelona ee Nolito kaasoo qaab ciyaareed fiican ku qaadanaya kooxda Celta xili ciyaareedkan.

Wenger ayaa dhowr jeer ku celceliyay inuu sameyn doono saxiixyo marka la gaaro bisha koowaad taasoo keentay in jamaahiirta kooxda Arsenal ay inta badan rajeeyaan in kooxdoodu ay la soo saxiixan doonto xidigo tayo leh.

Arsenal ayaa diirada u jeedisay weeraryahanka ka ciyaara Seria B-da talyaaniga ee Ante Budimir sida qortay shabakda Goal kuwaasoo qaba in weeraryahankaa shantiisii kulan ee u danbeeyay shabaqa sootaabtay ee amaahda kaga soo maqan kooxda jarmalka ah eeSt Pauli at Croton ay soo daawadeen dad ay Arsenal u dirtay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip