Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guul ka gaaray Xulka Itoobiya.

0
Monday April 16, 2018 - 07:39:26 in Wararka by
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guul ka gaaray Xulka Itoobiya.

    Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Guul taariikhi ah muddo kadib ka gaaray Xulka Qaranka Itoobiya kadib Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Guul taariikhi ah muddo kadib ka gaaray Xulka Qaranka Itoobiya kadib Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday dalkaasi.



Ciyaarta oo u dhaxeysay dhalinyarada da’doodu tahay 17 Jirada ayaa markii hore ku soo dhamaatay 3-1 waxaana ku badiyay Xulka Itoobiya.

Baaritaan la sameeyay kadib ayaa la ogaaday in Itoobiya ay u ciyaareen dhalinyaro ka weyn 17 sano oo hore uga qeyb galay Ciyaaraha 20 Jirada iyo 23 jirada waxaana kadib la go’aamiyay in Soomaaliya loo wareejiyo dhibcihii Itoobiya.

Sidoo kale Xulka Itoobiya ayaa la dul dhigay Ganaax lacageed, Xulka qaranka Soomaaliya ayaa si nadiif ah halkaas uga helay 3 dhibcood waana Guul weyn oo ay Gaareen dhalinyarada Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip