6-waxyaabood oo Cristiano Ronaldo kaliya xili cayaareedkan sameeyay wax ka ogaaw

0
Saturday April 07, 2018 - 11:28:58 in Wararka by
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    6-waxyaabood oo Cristiano Ronaldo kaliya xili cayaareedkan sameeyay wax ka ogaaw

    Cristiano Ronaldo waxay u noqotay wax joogto 10-kii sano ee ugu dambeesay rikooro waa weyn inuu kubada cagta kusoo kordhiyo. Xili cayaareedkan 2017/18 waa mid dhaliil loo soo jeediyay Ronaldo bilawgiisii laakiin qaybaha dambe ayuu aamusiyay qof wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo waxay u noqotay wax joogto 10-kii sano ee ugu dambeesay rikooro waa weyn inuu kubada cagta kusoo kordhiyo. Xili cayaareedkan 2017/18 waa mid dhaliil loo soo jeediyay Ronaldo bilawgiisii laakiin qaybaha dambe ayuu aamusiyay qof walbo oo tayadiisa shaki galiyay. Fadlan hoos kaga bogo 6-waxyaabood uu Cristiano Ronaldo xili cayaareedkan soo kordhiyay isagana u gaar ah:

#6Dhamaan 6-kulan ee Heerka Guruubyada Champion-ka Kulan Walbo Gool Ayuu Dhaliyay.

#5 Sedex Naadi Iyo Ka Badan Ayuu Ka Dhaliyay Goolal Sedex Gool Ka Badan Kulan walbo Champion-ka.

#4 Cristiano Ronaldo Kaligiis Ayaa Xili Cayaareedkan 10 Iyo Ka Badan Champion-ka Ka Dhaliyay.

#3 Waa Cayaaryahanka Sanadkaan 2018 Goolasha Ugu Badan Dhaliyay Wuxuuna Dhaliyay 23-gool.

#2 Cristiano Ronaldo Waa Cayaaryahan Kaliya ee gool ku laadka ugu badan dhaliyo xili cayaareedkan wuxuuna dhaliyay 10-rigoore.

#1 Ronaldo Waa Cayaaryahanka Kaliya ee 10-kulan oo isku xigto goolal ka dhaliyo Champion-ka wuxuuna rikoorkaas soo kordhiyay xili cayaareedkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip