Maxaa Ka Jira In Man United Ay Durbaba Wadahadalo Kula Jirto Tababare Jose Mourinho?

0
Monday December 21, 2015 - 12:14:42 in Sports News by
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Jira In Man United Ay Durbaba Wadahadalo Kula Jirto Tababare Jose Mourinho?

    Louis van Gaal ayaa ka sii baxaya albaabka Manchester United ka dib markii ay kooxda xiriir la sameysay durbaba tababare Jose Mourinho, sida ay qortay jariirada The Sun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Louis van Gaal ayaa ka sii baxaya albaabka Manchester United ka dib markii ay kooxda xiriir la sameysay durbaba tababare Jose Mourinho, sida ay qortay jariirada The Sun.

The Sun ayaa fahamsan in United ay kala hadashay wakiilo arinta Mourinho xitaa ka hor guuldaradii Man united ka soo gaartay Norwich sabtidii.

Van Gaal ayayna macquul tahay inuu xitaa baxo ka hor kulanka Boxing Day ee Stoke City. Haddii uu ugu fiicnaado waxa uu heli doonaa inuu sii joogo kulanka Stoke iyo kulanka ay gurigooda kula ciyaarayaan Chelsea isniinta soo socota.

Mourinho ayaa cadeeyay inuu doonayo inuu durbaba ku soo laabto kubada cagta ka dib markii uu isbuucii hore ka tagay Chelsea.

Tababaraha reer Portugal ayaana ka baaqday arooskii Lampard ee xalayto si uu uga qeybgalo kulan aan la sheegin waxa uu ahaa, waxaana uu jeclaan lahaa shaqada Man United.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip