Chelsea ayaa dooneysa inay u dhaqaaqdo weeraryahanka looga kacsan yhay kooxda Real Madrid ee Karim Benzema.
Chelsea ayaa soo bandhigtay dalab ay ku dooneyso 30 jirkaan, si uu u hogaamiyo xili ciyaareedka dambe masuuliyada weerarka kooxda ku ciyaarta Stamford Bridge.
Benzema ayaa la rumeysan yahay inuu ka tagayo Spain, iyadoo Real Madrid ay u badan tahay inay lasoo wareegto ciyaaryahano badan oo tayo leh.
Kooxda Chelsea ayaa haatan wadahadal la furtay Real Madrid si looga heshiiyo lacagta lagu iibsan karo ciyaaryahanka reer France.
Morata iyo Giroud ayaa u muuqda kuwo ku fashilmay weerarka kooxda Chelsea, iyadoo haatan Benzema lagu xoojin doono safka koowaad.
Name:
Email:
Website:
Comment:
Chelsea Oo Wadahadal La Furtay Xiddig Katirsan Real Madrid & Los Blancos Oo Aqbashay Qorshaha Blues
Chelsea ayaa dooneysa inay u dhaqaaqdo weeraryahanka looga kacsan yhay kooxda Real Madrid ee Karim Benzema.