Real Madrid oo soo saartay liiska ciyaartoyda ay kula ciyaareyso Juventus, yaa kasoo muuqday?

0
Monday April 02, 2018 - 22:42:14 in Wararka by
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo soo saartay liiska ciyaartoyda ay kula ciyaareyso Juventus, yaa kasoo muuqday?

    Real Madrid aya soo saartay liiska ciyaartoyda ay kula ciyaareyso Juventus kulanka lugta hore wareega 16-ka oo ay martida ku tahay garoonka Allianz Arena.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid aya soo saartay liiska ciyaartoyda ay kula ciyaareyso Juventus kulanka lugta hore wareega 16-ka oo ay martida ku tahay garoonka Allianz Arena.
Zidane kama tagan hal ciyaartoy, wuxuuna soo watay dhamaan ciyaartoyda muhiimka ah ee kooxda iyadoo la xasuusto inuu ciyaartoy badan nasiyay kulankii ay Las Palmas guusha ka gaareen ee horyaalka La Liga.

Ramos, Isco, Marcelo, Kroos & Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay safka hore kooxda, balse Nacho ayaa si cajiib ah dib ugu soo laabtay isagoo dhaawac uga baxay kulankii Las Palmas daqiiqadii 29-aad.

LIISKA OO DHAMEYSTIRAN:

Goolhayeyaasha:Keylor Navas, Casilla and Luca.

Daafacyada:Carvajal, Vallejo, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Theo iyo Achraf.

Khadka Dhexe:Kroos, Modric, Casemiro, Llorente, Asensio, Isco, Kovacic iyo Ceballos.

Weerarka:Cristiano Ronaldo, Benzema, Bale, Lucas Vázquez iyoMayoral.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip