Xiriirka kubadda cagta talyaaniga oo isbadalo ku sameeyay kulamada ugu dambeeya horyaalka

0
Saturday March 31, 2018 - 19:04:25 in Wararka by
  • Visits: 632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka kubadda cagta talyaaniga oo isbadalo ku sameeyay kulamada ugu dambeeya horyaalka

    Maamulka horyaalka talyaaniga ayaa ku dhawaaqay isbadal lagu sameeyay balse waxa ugu weyn ee la ogaaday waa xiliga kulanka Juventus iyo Napoli ay ciyaari doona isbuuca 34-aad, waxaana la ciyaari doonaa 22-ka April. HadiiBianconerriay uso baxdo war

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka horyaalka talyaaniga ayaa ku dhawaaqay isbadal lagu sameeyay balse waxa ugu weyn ee la ogaaday waa xiliga kulanka Juventus iyo Napoli ay ciyaari doona isbuuca 34-aad, waxaana la ciyaari doonaa 22-ka April. HadiiBianconerriay uso baxdo wareegaSemi Final-kakoobka waxaa loo badali doonaa maalintasabtidaah si ay kooxda u hesho waqti badan oo ay isugu diyaarineyso kulamada dhici doona 24-ka ama 25-ka.

Hadii ay sidaas dhacdo kulankaAc Milan iyo Beneventoayaa loo badali doonaa oo laga dhigi doonaa maalintaAxadda.

ISBADALKA LA SAMEEYAY:

Isbuuca 34-aad:

Spal-Roma – 14.00, Saturday April 21


Sassuolo-Fiorentina – 17.00, Saturday April 21
Milan-Benevento – 19.45, Saturday April 22
Cagliari-Bologna – 11.30, Sunday April 22
Juventus-Napoli – 19.45, Sunday April 22
Genoa-Verona – 19.45, Monday April 23

Isbuuca 35-aad:

Roma-Verona – 17.00, Saturday April 28
Inter-Juventus – 19.45, Saturday April 28
Crotone-Sassuolo – 11.30, Sunday April 29
Fiorentina-Napoli – 17.00, Sunday April 29
Torino-Lazio – 19.45, Sunday April 29

Isbuuca 36-aad:

Milan-Verona – 17.00, Saturday May 5
Juventus-Bologna – 19.45, Saturday May 5
Udinese-Inter – 11.30, Sunday May 6
Sassuolo-Sampdoria – 17.00, Sunday May 6
Cagliari-Roma, 19.45, Sunday May 6




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip