Michael Owen oo saadaaliyey kulamada Isbuucaan ee Premier League

0
Friday March 30, 2018 - 20:02:56 in Wararka by
  • Visits: 644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Michael Owen oo saadaaliyey kulamada Isbuucaan ee Premier League

    Michael Owen oo iminka ciyaaraha Falanqeeya ayaa saadaaliyey kulamada Todobaadkaan la ciyaari doono ee horyaalka xiisaha leh ee English Premier League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Michael Owen oo iminka ciyaaraha Falanqeeya ayaa saadaaliyey kulamada Todobaadkaan la ciyaari doono ee horyaalka xiisaha leh ee English Premier League.

Natiijooyin kala duwan ayuu ku xiddigii hore ee Liverpool, Manchester United iyo Real Madrid ku saadaaliyey kulamada horyaalka Ingiriiska ee la ciyaari doono berri iyo Saadambe.

Waxa uu xiddiga reer England wada saadaaliyey dhammaan kulamada horyaalka Premier League ee la ciyaari doono isbuucan, balse waxaan idiin soo gudbinaynaa kaliya kulamada kooxaha waa wayn ee uu saadaaliyey.

Laacibkii hore ee Liverpool iyo Manchester United Owen ayaa guulo wada siiyey kooxaha waa weyn ee ciyaari doona Isbuucaan horyaalka Premier League, marka laga reebo Chelsea oo uu barbaro u saadaaliyey kulanka London derby ee ay la ciyaari doonaan Tottenham.

HADDABA HALKAAN HOOSE KA EEG SAADAASHA KULAMADA WAA WAYN OWEN EE PREMIER LEAGUE:-

Crystal Palace 1-3 Liverpool.

Manchester United 2-1 Swansea.

Everton 1-3 Manchester City

Arsenal 2-0 Stoke City

Chelsea 2-2 Tottenham.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip