Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Mareykanka

0
Monday March 19, 2018 - 18:35:31 in Wararka by
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Mareykanka

    Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku dhimatay Saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen Saddex bam oo bashqad la soo galiyay oo ka dhacay magaalada Austin ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku dhimatay Saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen Saddex bam oo bashqad la soo galiyay oo ka dhacay magaalada Austin ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka.


Brian Manley oo ah taliyaha booliiska ee magaalada Austin ayaa saxafiyiinta u sheegay in weerarradan ay yihiin fariin la dirayo.

Wuxuu sheegay in uusan xaqiijin karin afkaarta ka dambaysa weerarradan, balse dadka masuulka ka ah ayuu ka dalbaday in ay si toos ah ula soo xiriiraan masuuliyiinta.

Lacagtaas caddaanka waxaa sii dheer 15,000 oo doolar oo uu ballan qaaday badhasaabka gobolka.

Labada nin ee la dilay bishan horraanteedii waxay ahaayeen Maraykanka Madaw, booliiskuna wali meesha kama aysan saarin macquulnimada in ragaas loo bartilmaameedsaday midabkooda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip