Hey'adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay Khilaafka Siyaasadeed Baarlamaanka iyo Xukuumadda

0
Sunday March 18, 2018 - 08:41:58 in Wararka by
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hey'adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay Khilaafka Siyaasadeed Baarlamaanka iyo Xukuumadda

    Hey'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, iyadoo ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya. Bayaanka Culimada ayaa l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hey'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, iyadoo ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya. Bayaanka Culimada ayaa loogu baaqay Baarlamaanka inay ixtiraamaan nidaamkii iyo xeer hoosaadka ay dhigteen, isla markaana wixii khilaaf ku xalistaan si waafaqsan sharciga.

Halkan hoose ka akhriso Bayaanka Culimada:-

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip