Rag Hubaysan oo Nabadoon Caan ah ku dilay Magaalada Muqdisho.

0
Saturday March 17, 2018 - 19:09:36 in Wararka by
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rag Hubaysan oo Nabadoon Caan ah ku dilay Magaalada Muqdisho.

    Kooxo Hubaysan ayaa daqiiqado ka hor ku dilay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Nabadoon Caan oo lagu magacaabi jiray Axmed Cabdulle Jimcaale oo ka mid ahaa nabadoonada Gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo Hubaysan ayaa daqiiqado ka hor ku dilay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Nabadoon Caan oo lagu magacaabi jiray Axmed Cabdulle Jimcaale oo ka mid ahaa nabadoonada Gobolka Hiiraan.

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa la sheegay inay dilka Nabdoonka geysteen, iyadoo falkaasi markii ay ku dileen Nabadoonka ay halkaasi isaga kadibna ay iskaga baxsadeen Goobta uu dilka ka dhacay.

Maalmahaan dambe ayaa waxaa caado ka noqotay inay falalka dilka ah ka dhacaan Magaalada Muqdisho,islamarkaana aysan Ciidamada ammaanka aysan waxba ka qaban falalka dilalka soo noq noqday.

Dhanka kale ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulka degmada Hodan iyo laamaha ammaanka ee xasilinta Mgaalada ku magacaaban degmada ayaanan wali ka hadlin dilka ka dhacay degmadaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip