HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA O AH SABTI 17-KA MAARSO 2018-KA

0
Saturday March 17, 2018 - 09:46:39 in Wararka by
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA O AH SABTI 17-KA MAARSO 2018-KA

    GABAR SOMALIYEED OO LOO MAGACABAY LA TALIYAHA XOGHAYAHA GUUD EE QM Xoghayaha guud ee QM Mr.Antonio Gutters, ayaa Ilwaad Elman Cali Axmed u magacaabay inay ka mid noqoto la taliy eyaashiisa howl-gallada nabad ilaalinta ca alamka ee Waddamada soo kora

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GABAR SOMALIYEED OO LOO MAGACABAY LA TALIYAHA XOGHAYAHA GUUD EE QM Xoghayaha guud ee QM Mr.Antonio Gutters, ayaa Ilwaad Elman Cali Axmed u magacaabay inay ka mid noqoto la taliy eyaashiisa howl-gallada nabad ilaalinta ca alamka ee Waddamada soo koraya.

Mss.Ilwaad oo haysata dhalashada Dal ka Kanada ayaa Boggeeda Instagram-ka ku soo qortay sida ay ugu faraxsan tahay in xilkan loo Magacaabo. Gabadhan oo 28 jir ah ayaa ku dhalatay M/Muqdisho iya doo ku barbaartay Dalka Kan ada dhala shana ka qaadatay halkaas, waxanay ka mid ta hay 4 Gabdhood oo uu dhalay Elman Cali Axmed.

Elman ayaa sidoo kale loogu yeeri jiray Aabbihii Nab adda Soomaaliya intii u dhax aysay 1990-kii illaa 1996-dii, isagoo ku ca an ahaa uruurinta Dhal linyarada nolosha ka dhacday, jiheynta Carruuraha danyarta iyo u hiillinta Nabadda. Ilwaad iyo Hoo yad eed Fartuun Aaden ayaa waxay ka mid yihiin howl-wadeennada sare ee hay’adda Nabadda iyo xuquuqul Insaanka ee Elm an (Elman Peace and Human Rights Cen ter) oo uu fadhigeedu ya hay Muqdisho.

DOWLADDA LIIBIYA OO XABSIGA DHIGAY SA BOQOLAAL MAGAFAYAAL SOOMAALI AY KU JIRTO

Dowladda Liibiya ayaa warqaddii lagu soo xiri lahaa u jartay 205 Qof oo ah Male eshiyaadka Dadka tahriibiya, kana ganac sada ee ku sugan Dalkeeda, kuwaasoo is ugu jira muwaadiniin iyo Aj anebi. Agaas imaha Xafiiska xeer ilaaliyaha Dalka Liibi ya u qaabbilsan dhanka baaritaannada ,Sed dik Al-Sour, ayaa sheegay in Dadkan eedeysanayaasha ah inay jirdil,dil, Kufsi iyo dhibatooyin kale u geystaan Dadka ay musaafurinayaan.

Xafiiska guud ee Qareennada Dalka Liibiya oo daba gal ku haya eedeysanay aashan ayaa sheegay in shabakaddan ay ku jiraan xubno ka mid ah hay’adaha am niga, hoggaamiyeyaasha xeryaha Qaxoo tiga, iyo mas’uuliyiin ka socda safaarada ha Afrika ee Liibiya. Maleshiyaadka ajaanibta magafayaa sha ee wax tahriibiya ayaa waxaa ka mid ah dad fara badan oo Soomaali ah kuwaa oo u fududeeya magafayaasha iney gac anta u galaan muwaadininta soomaaliye ed. Arrin tan ayaa waxay imanaysaa iya doo ay DFSoomaaliya dedaallo ballaaran ugu jirto soo deynta Maxaabiista Soomaa liyeed ee ku jirta Xabsiyada Dalka Liibiya iyo Gacanta ma naxayaasha wax tahriibi ya, waxaana sido kale kamid ah magafa yaal soomaali ah.

Dalka Liibiya ayaa tan iyo markii tala da laga fara maroojiyay Muammar Gadd afi Sanaddii 2011-kii, waxa uu wajahayay fowdo iyo kala dambayn la’aan, iyadoo de gaanno badan oo muhiim ah ay Gacanta ku dhigeen hoggaamiye kooxeedyo iyo Malleeshiyaad aan cidina ka ammar qaa dan, kuwaasoo samaystay goobo ay ku ci qaabaan, kuna kala iibsadaan Dadka Tah riibayaasha ah ee waayadii dambe mar inka ka dhigtay Liibiya, waxaa sido kale ka dhashay geeridii Gaddafi ka dib Ururo Argagaxiso oo jihaad doon ah.

MAXKAMAD KU TAAL M/HARGEYSA OO XU KUN XABSI AH KU RIDAY NIN KUFSADAY GABAR LIX SANO JIR AH.

Maxkmada ku taala M/Hargeysa aya a xukun sagaal sano ah ku ridey nin lagu helay inuu kufsaday gabar yar oo lix jir ah.

Maxkamada ayaa sheegtay in ninkaasi la gu helay dambiga kufsiga ah ka dibna xu kunka ku riday Maxkamada, Xeer ilaalinta G/Waqooyi Galbeed iyo ciidamada Booliis ka ayaa dacwada kusoo oogay.

Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Garyaqaan Dalmar ayaa sheegay in saga alka sano ay bilaa iib yihiin, Gudoomiyuhu waxaa sidoo kale uu sheegay in kiiskani uu muddo laba bilood ah uu soo socday, islamarkaana ay soo gabagabeeyeen shalay oo Khamiis ah.

Ninka kufsiga geystay ayaa laga soo qabtay M/Hargeysa 14 bishii January ee sanadkan, Wax aa ciidamada Booliisku ay soo qabteen kadib markii hooyada dha shey gabadha yar ay soo dacw eysay.

"Ciqaab adag oo dhinaca sharciga ah ay ay mudan doonaan raga ku kaca kufsiga” ayuu yidhi Gu ddomiye Dalmar oo u war amayay wariyaha Hargeysa ee Idaacada Kulmiye.

Garsooraha Maxkamada ayaa sheeg ay in kiisaska kufsiga ee caruurtu ay ku soo badanayaa G/Waqooyi Galbeed sa nadihii u dambeeyay, wuxuu shacabka uga digay inay falalkaasi sameeyaan.

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO WADA DEDAALO LAGU XALINAYO XIISADA KA DHEX TAAGAN GOLAHA SHACABKA.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo todobaadkii hore ku sugan xarunta wasaraadda gaashaan dhigga oo uu deegaansaday ayaa haatan wada dedaalo lagu xali nayo xiisada ka dhalatay mooshinka laga keenay gudoom iyaha Golaha shacabka Prof Jawaari ee ka taagan Golaha shacabka ee Baarlama anka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la tilmaamay in uu kulamo gooni gooni ah la qaatay xildhi baanada golaha shacabka kuwooda kee nay mooshinka iyo kuwa diidan intaba si xal looga gaaro kala aragti duwa naansh aha u dhaxeeya. Sidoo kale madaxweyn aha ayaa waxaa lagu wadaa inuu la kul mo Gudo omiyaha Golaha shacabka Pr of Jawaari iyo RW/re kheyre oo la tilmaama yo in uu khilaaf ka dhax eyo.

Md. Farmaajo ayaana ku dedaalaya si dii loo soo afjari lahaa khilaaf la tilmamay inuu ka dhax eyo R/W/re xasan Cali Khe yre iyo Gudoomiye Md. Jawaari sidoo ka lena la dhameeyo khilaafka u dhaxeeya xildhibaanada ee mooshinka ku aaddan.

Hase yeeshee lama oga qorshaha Far maajo wax iska bedelya wallow ay arrintu sii kharaaraatay oo doraad iyoshalay me el xasaasi ah mareysay.

DALKA SOOMAALIYA OO NOQDAY WADAN KA 6AAD EE UGU FARXADA BADAN QAARADA AFRIKA

Warbixin ay sanad walba Q/Midoobay ka soo saarta farxadda ayaa wadanka Ma uritius noqday dalka ugu farxadda badan ee qaarada Yurub iyadoo wadanka Bur undi uu noqday dalka ugu murugada bad an qaarada Afrika.

Illaa iyo 156 dal ayaa warbixinta sana dkan lagu shaaciyay sida ay u kala gale en kaalimaha iya doo la eegayo inta qofka uu noolaan karo,xoriyada ,musuqmaasu qa. Sida warbixintan lagu daaba cay dalka Mauritius ayaa kaalinta 2aad ka soo kac ay isagoo ka saaray dalka Algeria oo san adkii tegey ee 2017 ahaa wadanka ugu farxada badan ee qaarada Afrika.

Dalka Soomaaliya ayaa noqday wad anka ugu farxada badan leh wadama ka hooseeya Saxa ra ha isagoo kaalinta lix aad ka galay guud ahaan wadamada ku yaal qaarada Afrika. Dalka Nigeria oo kaal inta 6aad ku jirey sanadkiih ore ayaa san adkan galay kaalinta 5aad inkastoo dowla da dal kaas ay dagaal kula jirto ururka Boko Haram. Kaalinta 1aad ee wadanka ugu farxada badan leh caalamka ayaa sa nadkan waxaa ku guuleystey dalka Finl and iya doo sanadkii hore uu kaalinta 1aad ay ku jirtey wadanka Norway.

HALKAN HOOSE KA AQRISO TOBAN KA DAL EE QAARADA AFRIKA EE UGU FARXADA BAD AN LEH

1. Mauritius

2. Libya

3. Algeria

4. Morocco

5. Nigeria

6. Somalia

7. Cameroon

8. Gabon

9. South Africa

10. Ivory Coast

MAXKAMADDA SARE EE ISRAA`IIL OO KA HOR TIMID QORSHE LAGU MUSAAFURINAY AY MUHAAJIRIIN AFRIKAAN AH.

Maxkamadda ugu sarraysa Israa’iil ay aa laashay qorshe muran badan dhaliyay oo Xukum adda ku doonaysay in ay ku mu saafuriso muhaajiriin Afrikaan ah oo si sharcidarrada ah ku soo gal ay Israaiil sida ay sheegeen. Maxkamaddu waxay Xuku madda Israa`iil ka dalbatay inay u soo gu dbiso macluumaad dheeri ah oo ku saabs an qorshaheeda tan iyo 26 bisha Maarso.

Bishii Jannaayo ayaa dad muhaajiriin ah oo u badan Eritrean iyo Suudaanees loo soo ban dhigay qorshe lagaga bixinayo tikit laguna siinayo $3,500 oo doolar had dii ay oggolaadaan inay si iskood ah u dib loogu ciliyo dalkooda dhammaadka bisha an Maarso, haddii kalana ay wajihi doona an xarig iyo in qasab looga saaro dalka.

Qorshahaas ayaa waxaa dhaliilay hay ’adda Q/Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR taas oo ku tilmaantay arintaan gabbood fal weyn iyo ku xad gudub Bini `aadamnimo. Maxkammad da Israa’iil ay aa go’aankan gaartay Khamiistii ka dib markii ay dhagaysatay dacwad ay gudbiy een koox muhaajiriin ah oo u kala dhash ay Eritrea iyo Suudaan.

Hadda Israa`iil ma masaafurin karto muhaajiriinta Afrikaan ka tan iyo inta ay maxkamaddu ka hel ayso macluumaad dheeri ah. Xukuumadda Israa’iil waxay sheegtay inay dalkooda ay ku sugan yihi in 40,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah.

Dadkaas badankoodu waxay ka soo tal laabeen xadka Masar dhawr sano ka hor, intii aan darb iga laga dhisin xadka saxara ha ah, arrintaas ayaana aad u yaraysay dadkii sharcidarrada ku gali jiray.

Qorshii muhaajiriinta Afrikaanka ah lag aga bixinayay tikit laguna siinayo Lacag dhan $3,500 oo doolar haddii ay ogolaada an inay si iskood ah u dib loogu ciliyo dal kooda dhammaadka bishaan Maarso aya a waxaa ogolaaday hal wiil oo da’yar ah oo kali ah inuu sameeyo qorshaha ay Isr aa’iil wadatay.Qorshahaasi wuxuusan saa maynaynin carruurta, dumarka, waaliidka carruurta iyo dadka la adoon saday ama ay dhibaat adu ka soo gaartay dadka wax tah riibiya.

HOWLGALLADA LAGU SUGO AMMAANKA M/ MUQDISHO OO LA KORDHINAAYO

G/G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariis ow) ayaa shee gay in ka maamul ahaan ay joogteyn doonaan Howlgalada amma anka lagu xaqiijinayo ee laga sameynayo M/Muqdisho. Wuxuu sheegay haddii sha cabka iyo Ciidamada ay u wada shaqee yaan si niyad sami ah in la xaqiijin karo ammaanka, lagana hortagi karo weera rada ururka Al-shabaab. Md.Yariisow ay aa sheegay inay mudnaanta 1aad siinay aan arrimaha amniga, waliba si ka duwan sidii hore Wuxuu sheegay inay wadaan Daraasad ah Darseynta oo ah degmooy inka u gu dhibka badan, casharada laga baran karo dhibaatooyinkii dhacay iyo sidii shac abka loogu dhiiragalin lah aa in ay ka sha qeeyaan ammaanka. "Ka Maamul ah aan waxaa naga go’an xaqiijinta ammaan ka dhammaan degmooyinka, shacabka ayaan u shaqeynaa, Howlgalada ammaa nka lagu sugayo wixii hadda ka dambee ya waan kordhin doonaa”AyuuyiriYarsow.

Yariisow hadalkan wuxuu ka sheegay xilli xalay isaga iyo R/W Khayre ay korme er amni ku tag een xaafado ka tirsan de gmada Hilliwaa eee Gobolka Banaadir

Maamulka G/Banaadir ayaa bishii ina dhaaftay sheegay in uu diyaariyay Ciida mo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka gu ud ee M/Muqdisho, si looga hort ago Arbu shaad dhacda. Ururka Al-shabaab ayaa mararka qaar M/Muqdisho ka geysta we eraro la xiriira qaraxyo iyo dilal, waxayna qaraxyada la beegsadaan xarumaha Dow ladda iyo Hotelada qaar ee ku yaalla Muq disho.

CIIDAMO LA WAREEGAY XARUNTA GOLAHA SHACABKA EE BAARLAMAANKA

Ciidamo isugu jira kuwa Xasilinta iyo Koofi Gaduud ayaa la wareegay xaru nta Golaha Shac abka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo uu cirka isku shar eeray khilaafka ka dhex qarxay Baarlamaanka.

xarunta baarlamaanka oo a ciidamo qabsadeen hiiraan.com

Ciidamadan ayaa shalay galab la gee yay xarunta, kuwaasoo ammaanka xaru nta kala war eegay Ciidamo Boolis ahaa oo qaabilsanaa ammaanka Xarunta Gol aha Shacabka. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan lagu amray in aan xaru nta gudaha loo geli karin, waxaana saa cadihii la soo dhaafay soo baxayay war ar sheegaya in Xildhibaanada ay kulan berri ku leeyi hiin, lagana cabsi qabo in buuq iyo fowdo ka dhaco.

Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa u muuqda inay degdeg u fara gel iyeen xarunta gol aha shacabka, inta aanu Baarlamaanka ka dhex bilaaban fowdo iyo gacan ka hadal. Wara rka qa ar ayaa sheegaya in Xildhibaanada mo oshinka ka wada Jawaari ay qor sheynayaan in ha dii Jawaari uu shir guddoonka soo fariisto ay buuq ku fur aan, maadaama mooshin ka yaallo oo la isku haayo sharciyadiisa. Lama oga halka ay ku dambeyn do onto xaaladan cusub ee soo korortay, waxaana muuqata in Baarlamaanka uu labo garab u qeybsamay oo kala ah gar ab ay hoggaaminayaan Guddoomiye Ja waari iyo Mahad Cawad iyo garabka Gu ddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Muudey iyo Xildhibaanada mooshinka keenay.

WASAARADDA AMNIGA IYO TALISKA BOOLIS KA OO WAR KA SOO SAARAY CIIDAMADA LA WAREEGAY XARUNTA GOLAHA SHACABKA

Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS iyo Taliska Booliska ayaa sheegay in Ciid amo Boolis ah ay ku xoojiyeen ammaan ka xarunta Golaha Shacabka, iyagoo bee niyay in Ciidamo ka tirsan kuwa Koofi Ga duud iyo Ciidamada Xasilinta ay la ware egeen.Wasiiru dowlaha W/Amni ga Xas an Macalin Xuseen ayaa sheegay in ciid amada la geeyay xarunta golaha shacab ka ay yihiin kuwo suga amniga oo ka ti rsan Booliska, isla markaana uu ahaa am ar ka yimid Wasaaradda

"Runtii shalay 2:0 duhurnimo ayaan ku amray Taliyaha Ciidanka Booliska Sooma aliya in Ciidamo suga Amniga oo Boolis ah lagu kordhiyo Xarunta Golaha shacab ka, wuuna aqbalay laakin ma jirto Ciida mo kale oo la geeyay, waxaana Ciidama du sugi doonaan Amniga Xarunta iyo Xildhibaanada oo waa masuuliyad na saar an ayuu yiri Wasiiru dowlaha Wasaarad da Amni ga”ayuu yiri Wasiiru dowlaha Amniga.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliye ed Jen. Bashiir ayaa sheegay in sababta ciidamada loo geeyay ay tahay ciidamo boolis ah oo tababaran, isla markaana xa qiijinaya amniga Xarunta, 

WASAARADDA AMIGA IYO BOLIISKA OOO.jpg

si aanay xarun ta uga dhicin fowdo, maadaama ay jirto xiisad siyaasadeed sida uu yiri. Waxaa uu sheegay in Ciida mada Booliska aanay ah eyn ciidamo qolo gaar u adeegaya, balse ay yihiin cii dan nidaam iyo dishibiliin leh.

G/G/Shacabka Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskii sa ayaa ku eedeeyay RW/ha in ciidamo uu diray ay la wareegeen xarunta, isla ma rkaana wixii ka dhaca uu mas’uul ka yahay. Xiisada siyaasadeed ee ka dhex qaraxday Baarlamaanka iyo XFS iyo Jaw aari ayaa M.Muqdisho geliyay xaalado cu sub oo aan horay looga baran, waana ma rkii u horeysay oo la arko Mooshin iyo cii

dan isla socda.

KOOXO HUBEYSAN OO 3 QOF KU TOOGTAY BOOSAASO

Kooxo ku hubaysan Bastoolado ayaa salaadii duhur ee shalay ka dib waxa ay bartamaha M/Boosaaso ee G/Bari ku too gteen 3 qof, sida ay sheegeen Hay’adaha ammaanka. Weerarkan ay aa si gaar ah u ga dhacay Nawaaxiga Shirkaddii hore ee Netko oo ka mid ah meelaha ugu mashq uulka badan M/Boosaaso ee xarunta Ga nacsiga Puntland.

kormeer huriwaa ee rw qeyre iyo gud. yarisow.jpg Saraakiisha Hay’adaha ammaanka ay aa waxa ay sheegeen 3 qof ee la toogtay mid ka mid ah inuu ahaa Askari ka tirsa naa Ciidamada Dowladda Hoose ee M/ Boosaaso, kaasi oo lagu magacaabi jiray Kaarshe Hogan-diid, waxaana uu mar soo noqday Taliye ku xigeenkii Kontarool ka magaalada Boosaaso.

2da qof ee kale ayaa qaba dhaawac halis ah, halka Askarigu uu goobta ku dhi ntay, sida ay sheegeen saraakiisha caaf imaadka oo goobta ka qaaday dadka sha cabka ah ee dhaawacmay iyo meydka As kariga la dilay.

Shabaab oo weerarkan uga hadlay baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxa ay sheeg een in ay bartamaha M/Bo osaaso ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Dowladda Hoose, kadibna ay si nabad gelyo ah u baxsadeen raggii dilka geys tay. Ammaanka M/Boosaaso ayaa maalm ahan u muuqda mid faraha ka sii baxaya, maadaama dhawaanahan ay ka dhaca yeen dilal qorsheysan oo ay geysanayeen xoogaga ururka Al-shabaab.

XILDHIBAAN DALXA OO KU BAAQAY IN SHA CABKA SOOMAALILAND LAGU QANCI YO GO ’AANKA LAGA QAATAY SHIRKADDA DP WORLD

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soo maaliyaa yaa ugu baaqay Madaxda sare ee DFS inay ku qanciyaan Shacabka Soo maaliland mowqifka dalka looga ceyriyay Shirkadda DP World in uusan caqabad ku ahayn horumarkooda laakiin uu yahay go ’aan looga fikirayo danaha iyo Maslaxad da guud ee umadda Soomaaliyeed.

Isagoo sii wata hadalkiisa ayuu Xildhib aan Dalxa hoosta ka xariiqay in wax aan la qaadan karin ay tahay in Madaxa Shirkadda DP World uu ku xad gudba Su mcadda iyo Sharafka Soomaaliyeed islam arkaana go’aan loo baahnaa ay ka qaate en 2-da Aqal ee Baarlamaanka Soomaali yeed.

Ugu dambeyn Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay inaanu jirin wax xoog iyo maquu nin balse dunida sharci uu kala hago isag oona tusaale u soo qaatay go’aankii dow laddii Allaha u Naxarii stee Maxamed Siy aad Barre uu majaraha u hayay sida ay dalka uga saartay Dowladdii Ruushka oo ahayd dowlad awood leh sidaas daraad eed qaab sharciga waafaqsan ay uga bixi doonto shirk adani DP world gudaha dal ka. Hadalka Xildhibaan Dalxa ayaa ku soo beegmaya iyadoo qaar ka mid ah sha cabka maamulka Soomaaliland ay soo sa areen cabasho ku aadan in Koofurta Soo maaliya ay hor taagan tahay horumar ko oda.

RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO KORMEER AMNI KU TAGAY XALAY DEGMADA HILLIWAA

R/Wasaare Kheyrre ayaa habeen hore waqti dambe kormeer ku tegay degmada Hiliwaa ee G/B enaadir. Kormeerka Ra’I isul Wasaaraha ayaa waxaa qeyb ka ah aa iyo Guddoomiyaha G/Bana adir ahna Duqa M/Muqdisho C/raxmaan Yariisow),

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, qaar ka tirsan guddoomiyeyaasha degmo oyinka iyo saraakiil ka tirsan ciidamada ammaanka.

Guud ahaan ammaanka dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada iyo wadooyinka waaweyn ayaa aad loo adkeeyay kuwaasi oo ammaanka xaqiijin ayay inta uu kormeerka socday. R/ Wasa araha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Go bolka Banaadir ayaa kormeer ku tagay ba raha Kontorool ee Ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin gudaha degmadaasi iyo xarun ta degmada, waxa yna Ciidamada xilligaa si ku guda jireen howlahooda shaqo.

"In Habeen saq dhexe ah aan joogno de gmada Hilliwaa waxa ay ka dhigan tahay Nabadda oo ku sii baaheysa guud ahaan dalka, waxaan diyaar u nahay in har iyo habeen aan u shaqeyno shacab ka Soo maaliyeed, Saraakiisha iyo Ciidam ada waxaan ku dhiiragelinayaa in ay kordhi yaan waaji baadkooda, maxaa yeelay shacabka adinka ayay idinku seexdaan.” Ay uu yiri Khay re.R/Wasaaraha Soomaa liya Xasan Cali Khayre, ayaa 14-kii bishan xilli habeen ah ka baaqday kormeer uu do onayay inuu ku maro Isgoysyo ka mid ah M/Muqdisho, ka dib markii ay soo kordh een arrimo xasaa si ah oo Siyaasadeed.

DOWLADDA LIIBIYA OO XABSIGA DHIGAY SA BOQOLAAL MAGAFAYAAL SOOMAALI AY KU JIRTO

Dowladda Liibiya ayaa warqaddii lagu soo xiri lahaa u jartay 205 Qof oo ah Mall eeshiyaadka Dadka tahriibiya, kana ga nacsada ee ku sugan Dalkeeda, kuwaa soo isugu jira muwaadiniin iyo Ajanebi.

Agaasimaha Xafiiska xeer ilaaliyaha Da lka Liibiya u qaabbilsan dhanka baaritaa nnada ,Seddik Al-Sour, ayaa sheegay in Dadkan eedeysanayaasha ah inay jir dil,dil, Kufsi iyo dhibatooyin kale u geysta an Dadka ay musaafurinayaan.

Xafiiska guud ee Qareennada Dalka Liibiya oo daba gal ku haya eedeysanaya ashan ayaa she egay in shabakaddan ay ku jiraan xubno ka mid ah hay’adaha am niga, hoggaamiyeyaasha xery aha Qaxoo tiga, iyo mas’uuliyiin ka socda safaarada ha Afrika ee Liibiya.

Maleshiyaadka ajaanibta magafayaa sha ee wax tahriibiya ayaa waxaa ka mid ah dad fara ba dan oo Soomaali ah kuwaa oo u fududeeya magafayaasha iney gac anta u galaan muwaadi ninta soomaaliy eed. Arrintan ayaa waxay imanaysaa iya doo ay Dowladda federaalka Soomaaliya ded aallo ballaaran ugu jirto soo deynta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku jirta Xa bsiyada Dalka Liib iya iyo Gacanta ma nax ayaasha wax tahriibiya, waxaana sido ka le kamid ah magafayaal soomaali ah.

Dalka Liibiya ayaa tan iyo markii tal ada laga fara maroojiyay Muammar Gad dafi Sanaddii 2011-kii, waxa uu wajahay ay fowdo iyo kala dambayn la’aan, iyadoo degaanno badan oo muhiim ah ay Gac anta ku dhigeen hoggaamiye kooxeedyo iyo Malleeshiyaad aan cidina ka ammar qaad an, kuwaasoo samaystay goobo ay ku ciqaabaan, kuna kala iibsadaan Dadka Tahriibayaasha ah ee waayadii dambe marinka ka dhigtay Liibiya, waxaa sido kale ka dhashay geeridii Gaddafi kadib Ururo Argagaxiso oo jihaad doon ah.

TIRADA DHIMASHADA ROOBAB MAHIIGA AN AH OO KA DA’AY DALKA KENYA

Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku geeriyoo tay , Qoysas badanna way ka barakaceen Roobab Lixaad leh oo Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay Gobolla ka mid ah Ke nya oo ay ku jirto caasimadda Nayroobi.

Roobabkan oo wata daadad ayaa bur-buriyay dhismayaal, waxayna la tageen Gaadiid u badan nooca raaxada, iyadoo kooxaha gurmadka Dalka Kenyana ay ba adi goobayaal Dad ay Biyuhu la tageen.

Sarkaal u hadlay waaxda cimillada Da lka Kenya oo lagu Magacaabo , Met Peter Ambenje, ayaa sheegay inay Roo babka ni xooggan ee Dabaylaha iyo daa dadka wataa sii socon karaan Shanta Ci sho ee soo socota, waxanay qubaradu qi yaase en inuu Maanta di’i doono Roob an ay Biyahiisu ka yarayn 50 MM, waxanay Dadku ugu baaqeen iney la yimadaanfeej ignaan dheeri ah. Wargeyska:The Standard

XILDHIBAANO SU’AALO LA XIRIIRA MOOSHIN KA JAWAARI WEYDIIYAY GUDDIGA JOOGT ADA EE BFS

xxxxxiiiiilll.jpg Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka oo gaaraya ku dhowaa d 100 ayaa Sha lay oo Jimco aheyd su’a alo weydiiyay Guddiga Joogtada ee Gola ha Shacabka. Kulankan ayaa ka dhacay xarunta Villa Hargeysa waxaana su’aala ha la weydiiyay Guddiga Joogtada ee Ba arlamaanka ay la xiriireen Mooshinka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cus maan (Jawaari) ay ka gudbi yeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaaeyeen dhammaan Guddoomiyeyaasha Gudd iya da joogtada iyo ku xigeenadooda ee Ba arlamaanka ayaa waxa ay sheegeen sa babta ay Mooshinka u buriyeen in ay tah ay kadib markii ay la kulmeen Guddoonka Baarlamaanka oo ay wax ka weydiiyeen arrant aasi, ayna u soo baxday inuusan sharci aheyn Mooshinka.

Guddiyada Joogtada ayaa waxa ay sheegeen in Guddoomiye Muudey ay wax ka weydiiyeen Mooshinka loo soo gu dbiyay ayna ka codsadeen inuu cadeyn ke eno, intaasi kadibna uu soo gudbiyay 91 xildhibaan, oo 16 kalena ay ka laabt een.

Waxa ay sheegeen in arrintaasi darte ed ay u buriyeen Mooshinka, maadaama uusan sharci aheyn, balse waxa ay tilmaa meen in ay qalad aheyd in G/miye Muu dey uu warb aahinta la hadlo ka dibna uu dhaho waa sharci Mooshinka.

Ugu dameyn Guddiga ayaa Madaxwey naha Soomaal iya Maxamed C/laahi Ma xamed (Farmaajo) u sheegay ina an looga baahneyn mar walba oo ay wax dhacaan inuu is ku soo xiro Wasaaradda Gaashaa ndhigga, balse looga ba ahan yahay inuu cadeeyo go’aankiisa ku aaddan arrintan.

Dastuurka-1-640x427.jpgWAR-MURTIYEED: SHIRKA MADASHA WASAARADAHA ARRIMAHA DASTUURKA OO SOO XIRMAY

Waxaa soo gabagaboobay kulankii 4a ad ee Madasha Wasaaradaha Arrima ha Dastuurka oo ay qabanqaabisay Wa saaradda Arrimaha Das tuurka ee XF Skana soo qeybgaleen Wasii rada Da stuurka ee Do wladaha Xub naha ka ah D FS (Pun tland, Jubaland, K/Galbeed, Galmudug, Hirshabelle) iyo Maamulka G/Banaadir ka asoo lagu qab tay M/Baydhabo ee caasi madda ku-me el-gaarka ah ee D/G/ K/Ga lbeed ee JFS 15 - 16kii Maarso 2018.

Ujeedooyinkii kulanka iyo qodobadii ay isku raaceen Wasiirada waxaa Warbaa hinta u akhriyay La-taliyaha Arrimaha War faafinta iyo Xiriirka ee Wasaaradda Arrim aha Dastuurka ee XFS Mudane Cabdica siis Cabdi Xaaji Gobdoon.

UJEEDOYINKA KULANKA 4AD EE MADASHA :

1.Kala warqaadasho iyo soo jeedin warbix ino ku saabsan howlaha Wasaaradda Arri maha Dast uurka XFS, Wasaaradaha Do wladaha Xubnaha ka ah DF iyo Maamul ka G/Banaadir 3xdii bilood ee lasoo dhaa fay iyo 3da bilood ee soo socota.

2..Soo bandhigidda qorshaha iyo qaab-ful ineedka arrimaha Waxbarashada Madani ga iyo Wacyig elinta Dadweynaha.

3..Muddeynta iyo u diyaargarowga Shirw eynaha Qaran ee daahfurka ololaha dib-u-eegista Dastuu rka.

4.Xal u helida caqabadaha ku hareereys an Gedi socodka Dib u Eegista Dasturka

QODOBADA KA SOO BAXAY MADA SHA:

Wadaxaajood iyo falanqayn dheer ka dib, madashu waxay isku raacday qodo badan soo socda:-1) Madashu waxay uga mahad celiney saa DG/K/Galbeedee JFS martigelinta shi rka 4aad ee mada sha. 2) Madashu waxay soo dhawaysay una ha mbalyaysay Wasiirka cusub ee Arrim aha Dastuurka iyo FDG /Hiirshabelle Md. Max amed Cabdiraxmaan Ibraahim iyo Agaasi maha cusub ee Arrimaha Siyaas adda iyo Dimuqraadiyayn ta ee Maamul ka G/B/dir Md.Cabdifa taax Cali Xasan.

3) Madashu waxa ay soo dhaweeysay horumaradii laga sameyay Geedi-socod ka Dib-u-Eegista Dastuurka waxay na dhii rri-galinaysaa in lasii dar-dargaliyo.

4) Madashu waxay bogaadinaysaa wada shaqeynta Hay’adaha ku shaqada leh di b-u-eegista dast uurka, waxayna dhiirri-gal ineysaa in lasii xoojiyo, waxii khilaafahna lagu xaliyo wada hadal iyadoo aysan sa meyn ku yeelan howlaha Dib-u-eeg ista Dastuurka.

5) Madashu waxey ama antay kaalinta yididiilada leh ee joogtada ah ee Mad axweynaha JFS iyo Ra’isul Wasaaraha XFS ka qaataan Dib u-Eegi sta dastuurka iyo weliba isku soo dhawe ynta Hay’ada ha ku shaqada leh.

6) Ma dashu waxey si diiran usoo dhaw eysay go’aankii kulanka Golaha Amniga Qaran ka ee ka dhacay magaalada Muqd isho 6da – 10ka Febraayo 2018 kaasoo la isla qaatay in hawlaha dib-u-eegista Dast uur ka lagu soo gabagabeeyo sannadka 2018-ka, iyadoo qodabada dib-u-eegista loo kala hormarinayo siday u kala muhiim san yihiin.

7) Madashu waxey sidoo kale soo dha weysay talaabo horumar lehna ku tilma amtay go’aankii Golaha Amniga Qaranka ee qabashada shirweyne ka dhici do ona M/Baydhabo caasimadda ku-meel-gaarka DGK/Galbeed Soomaaliya 28ka Maarso 2018, kaasoo looga arrinsan doono arri ma ha doorashooyinka iyo qeybsiga kheyr aadka. 8) Shirka Madasha waxaa la isla ogola aday qo rshaha W/Arrimaha Dast uurka ay soo bandhigtay ee ku saabsa naa qaab ful ineedka Wax bara shada Ma daniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee Geedi-socodka dib-u-eegi sta Dastu urka.

9) Madashu waxay isla garwaaqsatay daadejinta Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Bu lshada illaa heer gobol, degmo iyo tuulo, iyadoo kaa lin lixaad leh ay ka ciyaarayaan Wasaar adaha Dastuurka ee Dowladaha Xubana ha ka ah DFS iyo Maamulka G/Banaadir iyagoo kasha naya bulshada rayidka qaybaheeda kala duwan.

10) Madashu waxay ku heshiisay in si wadajir ah dhaqaale lo ogu raadiyo olol aha daadejinta Waxbara shada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha si muwaa din kasta oo Soomaali ah (heer gobol, de gmo iyo tuulo)fursad ugu helo ka qaybqa adashada Dib-u-Eegista Dastuurka.

11) Madashu waxay soo jeedineysaa in la qabto Shirweynaha Qaran ee daahfurka dib-u-eegista dastuurka ugu dambeyn bi sha Abriil 2018 si rasmi ah loo guda galo ololaha hirgelinta dib u eegitsta dasturka.

12) Madashu waxay isla garatay in kul anka shanaad ee madasha lagu qabto DG/Galmudug Soomaa liya Juun 2018ka.

13) Madashu ugu dambayn waxay u ma had celinaysaa Beesha Caalamka, Hay’a daha Caalami ga iyo Hay’adaha Soomaali yeed ee Maxaliga ah taageeradoodaku aadan hanaanka dib-u-eegista dastuurka iyo dha meystirkiisa.Wabilaahi Towfiiq --DHAMAAD---

DOWLADDA NORWAY OO DHEX DHEXAADI NEYSA KHEYRRE IYO JAWAARRI

Maaddaama. Ay heystaan dhalashada dalka Norway, xukuumadda Oslo ayaa go gol nabadeed u fidineysa siyaasiyiinta dhalashadeeda heysta ee Kheyrre iyo jaw aas oo khillaaf baahsan uu kala dhex ee yo.Norway ayaa u baahan in aysan lumin midkood 2da siyaasi, si ay ugu fududeeya an dhammaan waxyaabaha ay dowladda as kaga baahan tahay soomaaliya. Laan ta sharci dejinta ayaa ka sheeganeysa la anta fulinta gaar ahaan xafiiska ra’iisul wa saaraha, waxaana ay ku eed eynayaan in ay faragelin qaaban ku hayaan howlaha baarlamaanka.

Md.Kheyrre ayaa ah muwaaddin ka soo jeeda dal waynaha Norway, sidoo kal ena usoo shaq eeyay hey’adda qaxootiga ee dalka Norway ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaanno NRC.

si kastaba ha ahaatee Norway ayaa no qoneysa dalkii ugu horreeyay ee dhex dhexaadiya siy aasiyiin Somaliya oo kasoo jeeda dalkooda. Xigasho:shaaciye .com

DOWLADDA MAREYKANKA OO SHAACISAY MAGACA SARKAAL LOOGA DILAY DULEEDKA MUQDISHO

Taliska ciidamada mareykanka ee mar ka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqa ano Africom ayaa waxa ay soo saareen Warbixin quseysa howlgalada ay ka wa daan ilaa 53 dal oo qaaradda afrika ah oo soomaaliya ay kamid tahay meelaha ugu badan ee Taliska uu ka fuliyo howlgalada kala duwan.

Gen. Thomas D. Waldhauser oo ah sar gaal katirsan taliska ciidanka mareykanka ee afrika ahna hogaamiyaha ciidanka ba dda mareykanka ee ka howlgala Afrika ay aa sheegay in xilligaan loo baahan yahay in sare loo qaado howlgaLada ay ka wad aan qaaradda si loo soo celiyo nabadda iyo xasiloonida dalalkaAfrika oo uu shee gay inay la dageen Kooxo Islaamiyiin arg agaxiso ah.

Gen. Thomas d. Waldhauser ayaa si doo kale sheegay in ay tababaro siiyaan ciidamada wada mo Dhowr ah oo qaarad da afrika ah oo ay kujirto Soomaaliya si loo hormariyo dalalkaasi. Thomas ayaa sheegay in dhamaadkii sanadkii aan soodhaafnay ay 4 askari uga Dhinteen dalka niger oo kamid ah dalalka ay howgalada ka wadaan ee afrika . Gen. Thomas d. Waldhauser ayaa sidoo kale sheegayy in howlgalo ay bishii may ee sanadii 2017 Ka fuliyeen galbeedka M/Muqdisho uu u ga geeriyooday sargaal lagu magacaabi Jiray kyle milliken kadib iska caabin ay kala kulmeen Dagaalyahanada Alqaacid ada Soomaaliya Xarakada Al-shabaab.

Ciidamada Mareykanka ee jooga gudaha soomaaliya ayaa kordhiyay mudooyinkii danbe howlg alada ka dhanka ah xara kada Al-shabaab, kuwaa oo gudaha dalka ka fulinayay howlglo u badan duqeymo.

MAAMULKA D/LUUQ OO FAAH-FAAHIYAY AWAAMIIR GUURKA LA XIRIIRA OO AY SOO SAAREEN

Ka dib kulan bilo qaatay oo dhax-maray Maamulka degmada Luuq,Culuma’udiin ka iyo dadka deegaanka ayaa lagu go’a amiyey in wax ka badal lagu sameyo arin ta Guurka la xariirta. Guddoomiyaha de gmada Luuq maxamed Xuseen oo la ha dlay idaacadda Dalsan Kadib go’aanka Maamulku soo saaray ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka iyo xubnaha degm ada ku nool ee kulmay ay isku afgarteen in la dhimo qarashaadka ku baxa arooska taasi oo uu sheegay inay sababaan in da dka sida qarsoodiga ah isku guursanaya inay soo badanayaan.

Waxyaabaha uu maamulku arintan kasoo saaray ayuu ku sheegay ina tahay xoolaha arooska ku baxaaya oo dhawr waqti oo kala duwan la qalo iyo lacagaha Meherka oo kummanaan dollar ah oo wax aa laba boqol oo dollar ka badneyn lagu soo koobay.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa wax aa uu sheegay in cid walba oo doonaysa inay isguurs adaan ay yimaadaan xarunta Maxkamadda degmada Luuq. Waa dag madii 2aad oo ka tirsan G/Gedo oo Ma amulka ka taliyo uu amar kasoo saaro ari maha guurka ku saabsan,waxaana horay amar Guurka ku saabsan loo duldhigay shacabka degmada Balad-xaawo ee isla gobolka Gedo.

Dowladda Soomaaliya Oo Waddo Qor sho Wax Loogu Qabanayo Qaxootiga Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya.

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Warf aafinta XFS Md.Cabdiraxmaan Iidaan Yo onis ayaa sheegay in Wasaaradda Arrim aha Gudaha Soomaaliya ay wado qorsho dib u dajin loogu sameynayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dib dalkooda ugu soo noqonayo.

Waxa uu Sheegay C/Raxmaan Iidaan in qorshahaan ay W/Arrimaha Gudaha XFS u soo ban dhigtay G/Wasiirada kaas oo la doonayo in 3 sano ee socota wax lo ogu qabto dadka Sooma aliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya. XFS ayaa ku guu leysatay inay dalka dib ugu soo celiso Maxabiis Soomaaliyeed ku xirnaa dibeda

BOGGA CAYAARAHA

LIISKA CIYAARTOYDA QARANKA GERMANY OO LA MAGACAABAY XILLI LAGA REEBAY MARIO GOETZE IYO MARCO REUS

Mario Goetze Iyo Marco Reus Ayaa laga reebay xulka Germany ee kulamada saa xiibtinimo la ciyaaraya Brazil & Spain dha maadka bishaan Maarso, waxaana laga doorbiday ciyaartoy kale. Mario Goetze oo ahaa xidigii dhaliyay goolka guusha oo ay Jarmalka ku qaadeen koobkii Aduun yada ee 2014, ayaan wali heysan hubanti ah inuu qarankiisa matali karo.

LIISKA OO DHAMEYSTIRAN:

Goolhayeyaasha: Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Marc-Andre ter Stegen (Bar celona), Kevin Trapp (Paris Saint-Ger main).

Daafacyada: Jerome Boateng (Bayern Munich), Matthias Ginter (Borussia Moenchengladbach), Jonas Hector (Cologne), Mats Hummels (Bayern Munich), Joshua Kimmich (Bayern Munich), Mar vin Plattenhardt (Hertha Berlin), Antonio Ruediger (Chelsea), Niklas Suele (Bayern Munich).

Khadka Dhexe/Weerarka: Julian Brandt (Bayer Leverkusen), Emre Can (Liverpool), Julian Drax ler (Paris Saint-Germain), Mario Gomez (VfB Stuttgart), Leon Goretzka (Schalke), Ilkay Guendogan (Manchester City), Sami Khedira (Juv entus), Toni Kroos (Real Madrid), Thomas Mueller (Bayern Munich), Mesut Oezil (Arsenal), Sebastian Rudy (Bayern Munich), Leroy Sane (Manchester City), Lars Stindl (Borussia Moenchengladbach), Sandro Wagner (Bayern Munich),Timo Werner (Leipzig)

ISKU AADKA QUARTER-FINALKA TARTANKA UEFA EUROPA LEAGUE OO 

LASOO SAARAY

Isku aadka wareegga quarter-finalka tartanka UEFA Europa League ayaa si rasmi ah loo soo saaray. Kooxda keliya ee reer England ee tartankaan ku jirta ee Arsenal ayaana ku beegantay kooxda Ru ushka ka dhisan ee CSKA Moscow.

Atletico Madrid oo ka dhisan Spain ayaa lagu beegay kooxda ka dhisan da lka Portugal ee Sporting Lisbon.

ISKU AADKA QUARTER-FINALKA UEFA EUROPA LEAGUE OO 

DHAMMEYSTIRAN

RB Leipzig vs Olympique Marseille Arsenal vs CSKA Moscow

Atletico Madrid vs Sporting Lisbon

Lazio vs Red Bull Salzburg

Kulamada lugta 1aad waxaa la ciyaari do onaa 5ta bisha April, halka kulamada lu gta 2aad ee wareegga sideed dhamma adka tartankaan la ciyaari doono 12ka bisha April ee soo aadan.

DOWLADA SACUUDIGA OO KU GOODISAY IN AY SAMEYSANAYSO NUKLIYEER’

Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa ku goodiday inay samaysan doonto hub nukl iyeer ah haddii Iiraan oo ay gobolka isku hayaan ay samaysato hubkaas. Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxa med Bin Salmaan ayaa warbaahinta Mar aykanka laga leeyahay ee CBS News u sheegay in dalkiisu uusan rabin in uu sam aysto Nukliyeer.

"Balse shaki kuma jiro haddii ay Iiraan samaysato bam Nukliyeer ah in markaas dalkiisuna uu sidaas oo kale yeeli doono waliba sida ugu dhakhsaha badan”. Maxa med ayaa intaas ku sii daray hadalka.

Iiraan ayaa xaddiday barnaamijkeeda Nukliyeerka sannadkii 2015kii, ka dib mar kii ay heshiis la gashay qaar ka mid ah dal alka ugu ugu awoodda wayn caalamka – balse madaxweynaha Maraykanka Don ald Trump ayaa ku goodiyay in uu heshii skaas ka bixi doono.Sacuudi Carabiya iyo Iiraan ayaa wa khti dheer isku hayay Ba riga Dhexe iyaga oo kala hoggaamiya Su nniyiinta iyo Shiic ada, sida taariikhda lagu hayana waxay kala taageeri jireen dhinac yada isku qabta gobolkaas. Sannadihii da mbana waxaa sii xoogaystay xiisadda u dhaxaysa tan iyo Suuriya iyo Yemen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip