Las Palmas Vs Barcelona : Saaxibada Messi Oo Dagaal Ugu Jira In Ay Ka Sii Fogaadaan Atletico Madrid.

0
Thursday March 01, 2018 - 07:38:45 in Wararka by
  • Visits: 664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Las Palmas Vs Barcelona : Saaxibada Messi Oo Dagaal Ugu Jira In Ay Ka Sii Fogaadaan Atletico Madrid.

    Kooxda Las Palmas ayaa marti gilineysa kooxda hogaanka La Ligaha haysa ee Barcelona waana kullan ka tirsan wareegga 26-aad ee horyaalka Spain Barca ayaa hamineysaa in ay badiyaan kulankaan ay talaabo dheeraad ah ugu qaadaan hanashada La Ligaha ee xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Las Palmas ayaa marti gilineysa kooxda hogaanka La Ligaha haysa ee Barcelona waana kullan ka tirsan wareegga 26-aad ee horyaalka Spain Barca ayaa hamineysaa in ay badiyaan kulankaan ay talaabo dheeraad ah ugu qaadaan hanashada La Ligaha ee xilli ciyaareedkaan halka Las Palmas doonayaan in ay Barca ka gaaraan guushoodii ugu horeysay ka dib markii ay qasaareen 5-tii kullan ee ugu dambeeyay


Xogta Kulanka

* Las Palmas ma aysan badin 13-kii kullan ee ugu dambeeyay ee iska xigay horyaalka ee ay ka hor tageen kooxda Barcelona , waxa ay galeen afar bar bar dhac halka ay qabaan 9 guul darro waxaana ku jira 5-tii kullan ee ugu dambeeyay ee isku xigay ee ay Barca qaabileen

 

* Barcelona ma aysan qasaarin 16-kii kullan ee ugu dambeeyay ee horyaalka ee ay ku soo ciyaareen banaanka garoonkooda , waxa ay badiyeen 13 jeer halka sedexna ay galeen bar bar dhac

* Las Palmas wax guul ma aysan gaartin 6-dii kullan ee ugu dambeeyay iyadoo Barca ay marti tahay lana joogo La Ligaha , afar jeer waa ay guul dareysteen halka laba jeerna ay galeen bar bar dhac

* Suarez waxa uu Las Palmas ku leeyahay 6 gool halka labana kalana uu ku sameeyay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip