Wigan Athletic oo tartanka FA Cup-ka ka reebtay Manchester City xilli Fabian Delph uu casaan qaatay

0
Tuesday February 20, 2018 - 19:10:43 in Wararka by
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wigan Athletic oo tartanka FA Cup-ka ka reebtay Manchester City xilli Fabian Delph uu casaan qaatay

    Wigan Athletic ayaa noqotay kooxdii sadexaad ee guuldaro dhabarka u saarta Manchester City xilli ciyaareedkaan kadib Shakhtar Donetsk iyo Liverpool, waxeyna si rasmi ah uga cirib tirtay tartanka qadiimiga ah ee FA Cup.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wigan Athletic ayaa noqotay kooxdii sadexaad ee guuldaro dhabarka u saarta Manchester City xilli ciyaareedkaan kadib Shakhtar Donetsk iyo Liverpool, waxeyna si rasmi ah uga cirib tirtay tartanka qadiimiga ah ee FA Cup.

Guardiola hadda wuxuu fursad u heystaa inuu u tartamo kaliya sadex tartan, waxaana soo idlaatay rajadii ay ka lahaayeen koobabka loo yaqaanno sadexleyda maadaama FA Cup-ka laga reebay.

Gool uu dhaliyay qeybahii ugu dambeeyay kulanka WillGrigg ayaa lagu dilay kooxda uu hogaamiyo Pep Guardiola, waxaana xusid mudan in kulanka intiisa badan ay ku ciyaareen 10-xidig kaliya maadaama casaan la siiyay Fabian Delph.

Natiijada waxey kusoo idlaatay 1-0, oo ay guusha ku raacday Wigan, waana markii sadexaad oo ay Wigan tartankaan kaga badiyaan Citizens – waxaana si weyn loo xasuustaa iney ka qaadeen FA Cup 2013.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip