Ciidamo la wareegay xarunta Maamulka G/Banaadir

0
Sunday January 21, 2018 - 11:37:02 in Wararka by
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo la wareegay xarunta Maamulka G/Banaadir

    Ciidamadaan oo isugu jira Nabadsugid iyo Ciidamada gaarka ah ee dowladda ayaa gebi ahaamba la wareegay amniga Xarunta dowladda Hoose ee Maamulka Gobolka Banaadir. Ciidamadaan ayaa sidoo kale waxa ay kala eryeen Ciidamo Boolis ah oo ilaalo ka hayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadaan oo isugu jira Nabadsugid iyo Ciidamada gaarka ah ee dowladda ayaa gebi ahaamba la wareegay amniga Xarunta dowladda Hoose ee Maamulka Gobolka Banaadir. Ciidamadaan ayaa sidoo kale waxa ay kala eryeen Ciidamo Boolis ah oo ilaalo ka hayay Xarunta,waxaana la arkayaa iyaga oo taagan Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Xarunta.

Ciidamadaan la wareegay ammaanka Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku soo aadeysa xili Madaxweynaha Soomaaliya uu xilkii ka qaaday Gudoomiyaha G/Banaadir ahaana duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip