WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 17-KA JANNAAYO 2018-KA

0
Wednesday January 17, 2018 - 10:48:44 in Wararka by
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 17-KA JANNAAYO 2018-KA

    SARAAKIISHA CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO FAAH FAAHIN KA BIXIYAY DAGAALLA DA G/SH/DHEXE Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciid anka Xoogga dalka Soomaaliyeed Ge neral Maxamuud Maxamed Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada ka fuliyeen inta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SARAAKIISHA CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO FAAH FAAHIN KA BIXIYAY DAGAALLA DA G/SH/DHEXE Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciid anka Xoogga dalka Soomaaliyeed Ge neral Maxamuud Maxamed Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada ka fuliyeen inta u dhex eysa Jowhar iyo Balcad.

Taliyaha ayaa sheegay in maalma han ay in Alshabaab carqalad ku ha yeen gadiidka isticmaala sida uu had alka u dhigay Waddada isku xirta Jow har iyo Balcad, balse howlgallo ay ciid amada halkasi ka fuliyeen khasaare la gu gaarsiiyay AlShabaab, islamarkaa na ciidan xoog leh la dhigay Wad dad aas.

Gen Koronto ayaa beeniyay warar sheegayay in Alshabaab qabsadeen deegaanno u dhaxeeya Jowhar iyo Muqdisho, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada ay markasta diyaar u yih iin inay shacabka ka dulqaadaan sida hadalka u yiri cadowga. Ciidamada Xoogga dalka ayaa Dorraad qaaday guluf ay ku doonayan in ay isu gu fur aan Waddada xiriirisa degmooy inka Balcad iyo Jowhar ee G/Sh/ Dhe xe oo fariismo ay ka samey steen Alsha baab.

Ciidamada Weerarka qaaday oo uu horkacayo madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle, Cali C/laahi Xuseen (Ca li Guudlaawe), ayaa la wareegay dee gaanka Ceelka Geelow, waxaana la sheegay in xoogagga Alshabaab halk aa isaga baxeen.

ITOOBIYA OO SII DEYSAY HOGAAMIYA HA OROMO FEDERALIST CONGRESS

Itoobiya ayaa daaqada ka tuurtay kiis ka dhan ahaa hogaamiye ka tirsan mucaaradka oo la xiray sand ka hor.

Siideynta hogaamiyaha Oromo Feder alist Congress, Merera Gudina, ayaa ka mid ahaa waxyaabihii ugu waaway naa ee ay dalbanayeen dibadbaxayaa sha gobolka Oramiya.

Dhanka kale xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya, Getachew Ambaye ,ayaa sheegay in ka badan 500 oo ma xaabiisa la siidayn doono maalma ha soo socda. Waxaa uu sheegay in mar ka hore ay tahay in maxaabiistan ay maraan tababar dhaqancelin ah,

Xukuuumada Itoobiya ayaa sheeg tay in maxaabiista la siidaynayo ay ku jiraan kuwa aan isticmaalin xoog si ay isugu dayaan in ay dowladda ridaan.

Kumanaan qof ayaa la xidhay mudo laba sanadood iyo dheeraad ah oo ay socdeen mudaharaaddo dawlad da lagaga soo horjeeday. BBC.

SARAAKIIL AJAANIB IYO SOMALIYA AH OO KA TIRSAN SHABAAB OO LAGU DILAY SH/HOOSE?

Saraakiil Ajaanib Iyo Somaliya, Oo Ka Tirsan Shabaab Oo Lagu Dilay Sh/ Hoose? Ciidamada Milatariga Soom aaliya oo garab ka helaya kuwa AMIS OM ayaa weerar ku qaaday Saldhig Dagaalamayaasha ay ku lahaayeen deegaanka Tooratoorow ee gobalka Shabeelaha Hoose.

Saraakiil ka tirsan Milatariga Soo maaliya oo ku sugan gobalka Sh/Hoo se ayaa sheegay in weerarka uu ahaa mid lagu beegsanayay Fariisin ay lee yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab laguna dilay Saraakiil iyo dagaalamay aal. Idaacadda ku hedasha afka Ciida mada Milatariga Soomaaliya ayaa sha lay Baahisay in Ciidamada Soomaali ya kuwa AMISOM ay dileen Saraakiil iyo Dagaalamayaal oo lacag ka qaad ayay dadka ku nool deegaanka iyo Ga adiidka Isticmaala Tooratoorow.

Idaacaddaasi oo soo xiganeysa Sar aakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in shan ka mid ah Dag aalamayaasha Shabaab ay dileen, si doo kale Milatariga ayaa sheegay in 2 sarkaal ay mid dileyn midna dha awac ayn. Dowladda ayaa sidoo kale sheeg tay in saraakiil ka tirsan Shabaab ay dagaalkaasi ku qabtay, waxaana dad ka la qabtay ay sheegeen in uu ka mid yahay nin magaciisa ay ku sheegeen Iqri Cubeyd kaas oo heeysta dhala shada wadanka suudaan

Iqri Cubeyd ayaa Dowladda waxay ku sheegtay inuu ahaa ku xigeenka madaxda qaraxyada ee Alshabaab.

Saraakiisha Milatariga ayaa shee gay in ay soo bandhigi doonaan magic yada Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Shabaab oo dagaalkaasi lagu dilay,

XUKUNKII UGU WAALNAA ADDUUNKA!! {DAD LOO XIRAY CUNTO AY KU SADAQEYSTEEN DARBI JIIF.}

9 qof oo deggan California ayaa la gu oogay dacwad ka dib markii raa shiin ay siiyeen dad guryo la’aan ah, waxa ana lagu eedeeyay in ay jebiye en sha rci cusub oo mamnuucaya in go oba ha dadka ay ku badan yihiin lagu wad aago cunto.

Kooxda raashiinka sadaqeysatay waxay ka soo horjeedaan amar deg deg ah oo lagu soo rogay M/ El Cajon, kaas oo looga jawaabayo cudurka ca gaarshowga oo ka dillaacay "qeybo ka mid ah California”.

Kooxdan waxay cunto, dhar iyo al aabo kale siiyeen dad derbi jiif ah, ka dib booliska ayaa goobta soo gaaray waxayna soo saareen amar. Xannuun ka cagaarshowga wuxuu ku faafi ka raa cunidda raashiin wasakheysan ama taabashada qalab uu caabuqa ga aray. Cudurkan oo dhowaan bilowday wuxuu si wayn ugu fiday meelaha ay ku nool yihiin dadka guryo la’aanta ah, kuwaas oo halis badan ugu jiro xannu unka maadaama aysan haysanin na daafad wanaagsan.

Warbaahinta gudaha waxay sheeg ayaan in golaha deegaanka ee El Caj on ay sharciga ansixiyeen bishii Okto bar ee sannadkii tagay. Xeerka wuxuu mamnuucayaa in raashiin lagu qeyb sado dhismayaasha dowladda ay lee dahay gudahooda. Maamulka wuxuu tilmaamay in arrintan ay tahay tallaabo la isaga badbaadinayo cudurka caga arshowga, laakiin dadka diidan waxay ku doodayaan in ciqaabtan ay cadaal ad darro ku tahay dadka aan hoyga haysan. Xigasho: BBC SOOMAALI

AGAASIME KOOFI OO KORMEERAY BAR XADUUDKA TUURDIBI G/ MUDUG

Agaasimaha guud ee HSJ G/sare Koofi ayaa booqdey isla markaana kor meer ku sameeyey bar xaduudka Tu urDibi ee ka tirsan D/galdogob ee G/ Mudug. Isagoo halkaas kula kulmey gudoomiya ha Degmada iyo taliyaha booliiska Degmadaasi, wasiir kuxig eenka arimaha gudaha D/Goboleedka Putland iyo xildhibaano, wuxuuna ka dhageystey warbixino khuseeya xad ka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku be egan D/Galdogob.

Sidoo kale Taliye Koofi ayaasheeg ay in dhowaan laga hirgeliyey Turdibi kaas oo loogu tala galey inay ku shaq eeyaan saraakiisha socdaalka iyo ku

wa canshuuraha. Hadal uu agaasim aha Guud HSJ ka jeediyay Tur Dibi ay uu ugu mahad celiyay maamulka Pun tland oo si gaar ah isaga xilrsaarey.


DUQA MUQDISHO OO KAFAALO QAADAY CAFIMAADKA GABAR INDHAHA KA JIRRAN OO DALKA WAX LOOGA QABAN WAAYAY..

canug yar oo caafimaad loo qaadayo Samiiro Cumar Maxamed waa Ga bar 3 jir ah oo indhaha ka xanuunsan, qoyskeeddu waasabool wax aana ay ka mid yihiin qoysaska Barakacayaa sha ah ee Muqdi sho.Iyadoo 7 bil ood jir ta ayuu asiibay xanuunkan aafayeey ay arage edda, waxaa adag iney farx ad ku jiif ato habeenkii ama ay ku joog to maali nkii ,waalidkeed waxaa ku ad ag iney maareeyaan nolasha kale ee qoyska tiiyoo ay Samiira caafimaad darro la jiifto.

Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxa med ayaa ku soo baraarugay xaalad da gabadhaan markii ay dhaqaatiirta isbitaalka Digfeer sheegeen inaan dal ka waxba looga qaban karin ayna u baahan tahay caafimaad dibadda ah gaar ahan isbitaaladda waaweyn ee wadanka Turkiga.

Gudoomiye Taabit aya durba u ho wl galay sidii maamulka gobalka Ban aadir uu wax uga qaban lahaa caafim aadka gabadhaan iyadoo durba loo ra adiyo Visa, Tikidh iyo qarashkii daa we ynta. Isagoo wariyaasha kula hadl aay ay gudaha isbitalka Digfeer wuxuu yiri gudoomiye Taabit " Dhaqaatiirtu wax ey noo sheegeen in xaaladda caa fim aad ee Samiira wax laga qaban ka ro haddii la geeyo Isbitaaladda waa weyn ka ee Turkiga, Maamulka gobal ka Ba naadir wuxuu la wareegay guud aha an inuu la tacaalo xaaaladda gaba dhan oo qoys Barakac ah ka dhalatay,

waxaan Alle ka rajeynaya iney he sho caafimaad buuxa waana ku dad aali do onaa maamul ahaan inaan la soc ono xaaladeedda.

Iisha Xasan Aadan oo ah hooyadda dhashay gabadhaan ayaa sheegtay iney aad ugga walaacsan tahay xaala da Samiiro , waxey u mahad celisay duqa M/Muqdisho oo la wareegay ma suuliyadda caafimaad ee gabadha an. Samiiro Cumar Maxamed waxaa barri loo qaadi doonaa Turki gga , ma am ulka gobalka Banaadir ayaa u mu uq da mid dusha u dhigtay in uu dhiba atadda la qeybsado dadka caasimad da ku nool gaar ahaan dadka caafima dkooda wax looga qaban waayay dal ka gudihiisa

MADAXWEYNAHA TURKIGA OO KU EEDEEY AY MAREYKANKA INUU ABUURA YO CIIDAMO ARGAGIXISO AH

Madaxweynaha Turkiga Recep Ta yyib Erdogan ayaa ka horyimid qor she Mareykanka ku dhisayo ciidamo gaaraya 30kun oo askari oo ka tirsan Kurdiyiinta, si ay u sugaan amniga xud uuda Suuriya iyo Turkiga. Erdo gan ay aa sheegay in qorshahan uu yahay mid argagixiso oo la doonayo in qalal aase loogu abuuro amniga dalkiisa.

Waxaa uu wacad ku maray inuu hor istaagi doono qorshe kasta oo lagu ta babarayo ciidamo Kurdiyiin ah oo ka mid ah xooggaga uu taageero Marey kanka ee ku sugan Suuriya.

Jabhadda Kurdiyiinta ee SDF ayaa ka mid ah xooggaga uu taageero Ma reykanka oo dagaal kula jira Kooxda Daacish. Turkiga ayaa u arka jabhad an inay xiriir la sameysan karaan Koox da kale ee Kurdiyiinta PKK oo dagaal kula jirta dowladda Turkiga.

Isbaheysiga Mareykanka ayaa wa da dadaalo uu ku tababarayo ciidama da Kurdiyiinta oo ka dagaalamaya gud aha Suuriya, kuwaasoo horay dhowr deegaan uga qabsaday K/ Daac ish.

ALSHABAAB OO DAGAAL KULA WAR EEGAY DEEGAANO KA TIRSAN G/BAAY

{MAAMULKA K/GALBEED OO BEENIYEY IN AY ALSHABAAB OO DAGAAL KULA WAREEGAY DEEGAANO KA TIRSAN G/ BAAY}

TUUG LA QABTAY TALEH Alshabaab oo Dagaal Kula Ware egay Deegaano Ka Tirsan G/Baay Ja nuary 16, 2018 Faahfaahino dheer aad ah ayaa laga helayaa dagaal xoo gan oo u dhaxeeyay Alshabaab iyo Ciidamadda Itoobiya oo shalay ka dhacay deegaanada Daynuunay iyo Goofgaduud ee Gobolka Baay.

Ciidamo ka tirsan AlShabaab ayaa dhowr jiho ka weeraray deegaanka Da ynuunay oo qiyaastii 25KM dhanka bari kaga beegan M/ Bay dhabo, wax aana la xaqiijiyay inuu halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan oo mudo soc day, dhinacyadii dagaalamay ay isku adeegsadeen hubka nuu cyadiisa kala gedisan. Afhayeenka Maamulka koofur Galbeed Soomaliya Nuurdiin Yuusuf Gacmo oo la hadlay Idaacad da Simba ee M/Muqdisho ayaa beeniy ay in daga alya hanadda Shabaab ay la wareegeen deegaanadda Daynuun ay iyo goofga duud ee G/Baay, isla mar kaana halkaas ay ku sugan yihiin Ciidamadda Dowladda iyo kuwa K/ G/Soomaliya, sida hadalka uu u dhig gay Afhayeenka koofur Galbeed.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka, hase ahaatee dadka deega anka ee ku sugan deegaanada dhaca duleedka Baydhabo ayaa waxa ay sheegeen inay maqlayeen hubka cul us ee la isu adeegsanayay.

Baraha Internetka ee taageera AlShabaab ayaa lagu qoray in AlShaba ab la wareegeen deegaano dhaca dul eedyada magaalada Baydhabo sida Daynuunay iyo Goof gaduud, sida Alshabaab warka ay u dhigeen. Xiga sho:Simbanews.net

CIIDAMADA BOOLISKA OO HOWLGAL KU SOO QABTAY DHALLINYARO DHICI JIRTAY SHACABKA M/MUQDISHO

Howlgal ay ciidanka booliska ay ka sameyeen qey bo ka mid ah Mu qdisho ayaa la gu soo qabtay dhalinya ro ku hu beysan Basto olado ku waa oo dhac u geysan jiray dad ka wata lacagta iyo Taleefanada

Howlgal ay ciidanka booliska ay ka sameyeen qeybo ka mid ah Muqdisho ayaa lagu soo qabtay dhalinyaro ku hu beysan Bastoolado kuwaa oo dhac u geysan jiray dadka wata lacagta iyo Taleefanada.

Afhayeenka ciidanka Booliska Soo maaliya Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka Booliska ay kuso qabteen ra gan ayagoo ku howlan dhac ay u gey sanayeen dad shacab ah.

Gen/Qaasim Axmed Rooble Afhaye en ka ciidanka Booliska ayaa shacab ka ku amaanay xiriirka ay la sameeye en booliska,isagoo sheegay in waxyaa ba hamaanka dooriye ay qatar ku yih in hab dhaqanka iyo caafimaadka bul shada. Isku xernaanta laamaha ama anka iyo shacabka ayaa door weyn ka qaa tamar walba hormarada laga ga aro amniga.


MADAXWEYNE FARMAAJO OO XALAY GAARAY DHUUSA MAREEB

Wafdi uu hoggaaminayo madax weynaaa DF Soomaaliya ayaa xalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Madaxweynaaa Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweyna ha Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaa ku soo dhaweeyey magaal ada Dhuuso mareeb Madaxa Xukuum adda Maamulka Galmudug Sheekh Axmed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale oo ku sugnaa Magaalada Dhuusa Ma reeb. Amaanka magaalada Dhuuso Mareeb ayaa siweyn loo adkeeyey, iy adoo amniga ay sugayaan ciidamo aad u farabadan.

Hadal kooban uu jeedyay ayuu wa xa uu ugu mahad celiyay dadkii ku soo dhaweyeay Dhuusa Mareeb waxa uuna sheegay in xalay wixii ka dambe eya uu dadka la hadli doono.

Madaxweynaha ayaa lafilayaa in uu ka qeybgalo shirka lagu dhameystir ayo heshiiska Galmudug iyo Ahlusu na.

MEYDADKA TAHRIIBAYAAL AFRIKAN AH LAGA HELAY JASIIRADA LANZAROTE

Ugu yaraan 7 qof oo Tahriibayaal Afrikan ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Jasiirada Lanzarote, Canary xilli ay doonaayeen in ay galaan dalka Spain.

Ciidamada Booliska ayaa sheegay in Shan nin maydkooda laga dhex he lay dooni meel xeeb ah. Waxa ay si doo kale xuseen in laba nin oo kale oo ay u suuragashay in ay doonidaasi ka baxaan ay dhinteen ka dib markii ay isku dayeen in ay u soo dabaa shaan dhanka xeebta Teguise.

Waxa sababay dhimashada shanta qof ee doonida laga dhex helay may dkooda ayaan wali caddayn ,balse booliiska ayaa waxa ay sheegeen in lag yaabo in ay biyaha ku qaraqmeen.

18 ka mid ah muhaajiriintani oo ka badbaaday doonidan ayaa lagu dawe ynaya Isbitaal ku yaalla Jasii raddaasi.

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO GAARAY ADDIS ABABA (ITOOBIYA OO MAAMUUS GAAR U SAMEYsay)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasima dda Itoobiya, ka dib markii uu martiqa ad ka helay Ra’iisul Wasaare Hail emariam Desalegn.

Madaxweyne Muuse Biixi oo ay saf arkiisa ku wehliyeen xubno Wasiiro ah ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole loogu sameeyay soo dhoweyn hab maamuuskeeda sareeyay, waxaa na soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Workneh Gebeyehu.

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Twitterka ee Wasaaradda Arri maha Dibadda Itoobiya ayaa lagu she egay Dr. Workneh Gebeyehu uu soo dhoweeyay Madaxweynaha Jamhuuri yadda Somaliland.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la fil ayaa inuu la kulmo Ra’iisul Wasaara ha Itoobiya Hailemariam Desalegn, waxaa ay ka wada hadli doonaan arr imo kala duwan, iyadoo Itoobiya xiriir dhow la leedahay Somaliland, isla mar kaana Dekeda Berbera ay ku leeda hay saami qeybsi.

Wararka qaar ayaa sheegaya in so cdaalka Madaxweyne Biixi uu qeyb ka yahay dadaalo ay dowladda Itoobiya ku dooneyso inay ku qaboojiso xiisada ka soo cusboonaatay Puntland iyo So maliland, ka dib markii todobaadkii ho re Ciidamo ka tirsan Somaliland la wa reegeen deegaanka Tukaraq oo dha ca duleedka Garoowe.

Sidoo kale warar kale ayaa shee gaya in maalmaha soo socda uu Ad dis Ababa ku wajahan yahay Madaxw eynaha Puntland C/wali Gaas oo dho waan ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland.

Itoobiya ayaa si dhow ula macaami sha maamulada Soomaalida ee deris ka la ah, iyadoo dano badan ka leh, waxaana Madax kasta ee laga soo do orto Somaliland iyo Puntland ay la sa meysaa xiriir dhow.

WASAARADDA AMNIGA OO FAAH FAAHISAY QARAX KA DHACAY MUQDISHO

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Warbaahinta faah fa ahin ka siiyay qarax Barqanimadii sha lay ka dhacay agagaarka Saldhigga Booliiska degmada WartaNabada ga ar ahaan derbiga Jaamacadda Afrika.

Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa sheegay in qaraxaas uusan jirin wax khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah uu u geystay ciidanka iyo waliba Dadka Shacab ah.

Waxa uu sheegay in qaraxaas ay masuul ka ahaayeen AlShabaab oo uu sheegay in ay doonayeen in ay ku laayaan Ciidamada dowladda Soo maaliya.

AXMED MADOOBE OO BAAJIYAY SAFAR UU KU TAGI LAHAA DHUUSAMAREEB (MAXAY TAHAY SABABTA)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shalay ku dhawaaqay inuu baaji yay safar uu ku tagi lahaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, si uu uga qeyb galo munaasabadda lagu dhameystirayo heshiiska Ahlusu na iyo Galmudug.

War qoraal ah oo la soo dhigay Pa geka Facebook ee Madaxweyne Ax med Madoobe ayaa lagu sheegay in uu u baajiyay shaqooyin muhiim ah oo uu ka qabanayo xarunta KMG ee Kismaayo iyo safaro uu ku tagayo magaalooyin ka mid ah Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu soo dhoweynato dhameystirka he shiiska Ahlusuna iyo Galmudug oo uu rajeynayo inay dhabaha u xaarto dege naan siyaasadeed iyo horumarka go bolka oo sii socda.

Madaxda qaar ka mid ah maamul goboleedyada ayaa shalay laga su gayay magaalada Dhuusamareeb, Ma daxweynaha Puntland C/wali Gaas oo lagu waday inuu oo diiday diyaarad ka qaadi laheyd Gaalkacyo, ka dib markii la isku qabtay in baaritaan lagu same yo boorsooyinkii iyo agabkii ay wate en, taasoo keentay is qab qabsi ka ddib in diyaaradii UNka lahaa ay ka duusho garoonka Gaalkacyo, iyadoo rakaab la’aan ah.

Lama oga in sababtaas diyaaradda loogu diiday darteed inuu gebi ahaan ba u baajiyo tagidiisa Magaalada Dhu usamareeb, balse tan iyo maanta wax aa socda dadaalo diyaarad kale loogu dirayay, si ay u soo qaado, balse ma dhicin.

Farmaajo iyo wafdi uu hoggaamina yo ayaa Xalay ku hoyanaya M/Dhuus amare eb, kaddib markii gelinkii da mbe ee shalay safar dhulka ah kaga soo am babaxeen M/ Cadaado.


R/WASAARAHA KHEYRE OO KA QAYB GALAY SHIR LOOGA HADLAYAY AMNIGA QARANKA

R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa Shalay shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaran ka oo lagu gorfeynayay xaaladda am maan ee dalka, Xoojinta xiliga kala gu urka iyo Wadashaqeynta hay'addaha amniga ee Beesha Caalamka.

Shirkan oo diiradda lagu saarayay qorshaha diyaarinta ciidankii la waregi lahaa amniga dalka , kuwaaso oo bad eli doona ciidanka nabad ilaalinta u joo ga Soomaaliya ee Midowga Afrika, da wladda Soomaaliyeedna ka caawiyay

sidii ay dib ugu soo ceshen lahayd amaankeeda. Waxaana la isku afgar tay in howshan bilowga ah aysan no qon mid fadhiida.

Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuu madda Soomaaliya, Abuukar Islow Du caale, oo markii uu shirka dhamaaday la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulankan uu daba socdo shirki Afar tii Bishii December ee sanadkii 2017 ka lagu qabtay M/Mudisho, kaas oo looga hadlayay amniga Qaranka. Wax uu kaloo tilmaamay in kulanku uu ku soo dhamaaday jawi isfahan, iyadoo ay beesha caalamka balan qaaday in ay bixin doonto dhaqalaha iyo qalabay nta ciidanka military ee Soomaaliya ku waas oo la waregaya guud ahaan amaanka Soomaaliya.

Md. Ducaale wuxuu kaloo sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la wareegto goobaha ay ka baxaan ciidamadda AMISOM, iyagoo kaashanay shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kalena waxuu tilmaamay in ciidanka qalabka sida ee Soomaaliye edna ay diyaar u yihiin inay la waree gaan shaqadii ay ciidanmadda Midow ga Africa ay u hayeen ummadda Soo maaliyeed. Ugu dambayntii Md. Khey re oo soo xiray shirka ayaa tilmaamay in xukuumaddiisa ay u diyaar garowd ay sidii ay ula wareegi lahayd guud ah aan amniga dalka, wuxuuna ka mah ad celiyay doorkii ay Beesha Caalam ka ka qaadatay sugida amniga dalka =DHAMAAD=

DIYAARAD UNKA LEEYAHAY OO HAL ARRIN U DIIDAY IN MADAXWEYNAHA PUNTLAND KA SOO QAADO GAALKACYO

Madaxweynaha Puntland C/wali Max amed Cali Gaas ayaa shalay ka ba aqday safar uu ku tagi lahaa mag aalada Dhuusamareeb, ka dib markii diyaarad ay leedahay UNka oo ka qa adi laheyd garoonka Gaalkacyo ay di iday in boors oyin aan la ba arin in la saaro diyaaradda. Muran saacado badan qaatay ayaa ugu dambeyn diy aaradda ku adkey satay in aanay qa adin Madaxweyne Gaas iyo Mas’uuli yiintii la socotay baa ritaan la’aan agab ka ay wataan, iya doo markii dambe ay diyaarada kac day rakaab la’aan.

Saraakiisha Diyaaradda ayaa ku andacooday badbaadada diyaarada in ay ka bilaabato dhulka, isla mark aana waajib tahay in la baaro agabka ay madaxa wataan.

Hase ahaatee Saraakiisha la socotay Madaxweynaha Puntland ay aa diiday in la baaro agabka ay wat aan oo ay ku jireen ciidamo hubeysan.

Wariye ku sugan Gaalkacyo oo lagu magacaabo Abaadir C/qaadir Cilmi ayaa u sheegay Jowhar.com in ismaandhaafka ugu badan uu ka taagnaa agabkii Madaxda wateen oo la diiday in la baaro, xitaa hadii ilaa la dii hubeysneyd hubkooda laga uru uriyay oo loo ogolaaday inay diyaa rada raacaan hub la’aan.

Intaas kaddib Madaxweynaha Puntland ayaa dib ugu laabtay xarunta Madaxtooyada ee waqooyiga Gaalka cyo, waxaana la sheegayaa in diy aar ad kale loo dalbay.

rayaan daxweynaha Puntland ayaa in ta badan waxaa diyaaradaha la raa ca marka uu tagayo Muqdisho iyo me elo kale ciidamo hubeysan oo amma an kiisa suga.

laash ayey kaxesataaa rayaan Diyaaradaha UNka ee isugu ji ra kuwo gargaarka bani’aadanimada iyo kuwa kale ayaan isku shuruuc la heyn, waxaana la sheegaa in diya ar adaha UNSOM u kireysan aan loo ogoleyn agab aan la baarin in la sa aro.

Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa u ga qeyb galaya magaalada Dhuusam areeb munaasabad lagu mideynayo Maamulada Ahlusuna iyo Galmudug, ka dib markii ay dhamaadkii sanadkii hore ku saxiixdeen Jabuuti heshiis awood qeybsi ah.

GABAR KALLUUMEYSATO NOQOTAY KA DIB MARKII AABEHEED UU DHINTAY

Rayaan waxay biishaa walaaleh eed iyo hooyadeed oo xanuunsan Ra yaan Abuukar Cali waa 18 jir waxay ku dhalatay kuna barbaartay xerada qaxootiga Kaakuma ee dalka Kenya.

Laba sano ka hor ayey Muqdisho ku soo laabatay kadib markii uu aabah eed geeriyooday. Si ay biil ugu radiso reerka waxay miciin bidday badda wa xayna noqotay gabadha kaliya ee ka midka ah kumannaanka ka kalluum eysta xeebaha Muqdisho.

"Waxaan wadi jiray bajaaj balse dad ka Soomaalida ayaa iga celiyeen laaki in waxaan isku dhiirageliyay in aan ah ay qof shaqeysan karo maadaama aan shaqooyiin kale waayay”, ayey tiri Rayaan oo la hadashay BBC Somali.

eerka shaqa la’aanta dhallinyarada So omaaliyeed ayaa aad u sarreeyso, ga bdhana ma heli karaan fursado shaqo oo tan raga la siman.

Xilliyadan waxaa dhacaya qaboow daran oo dabeyl wata, mowjado waa weyn ayaa wakhtigan oo kale ka dha ca xeebta badweynta Hindiya ee mag aalada Muqdisho.

Balse Rayaan way u adkeysaney saa dhibaatada oo subax walba wax ay u kallahdaa xeebta oo qiyaastii 4 km u jirta guriga ay deggan tahay. Oonta Laashka ee alwaaxa ka sam eysan ayey si lamid ah raga kallume ysatada u raacdaan illaa gudaha bad da.

Rayaan waa gab ar ka Kall uumeysata Muqd isho 18 sano jir 8 qof ayuu ree rkeeda ka kooban yahay 6 caruur ah ayaa la dhalatay 212 sano jir ayey da’ dooda u dhexeysaa Laba sano ka hor ay ka tagtay xeryaha Kakuma oo ay Muqdisho ku noqotay

Xigasho: BBC,

MUNAASABADDA LAGU DHAMEYSTIRAYO HESHIISKA AHLUSUNA IYO GALMUDUG OO DIB U DHAC KU TIMID

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad go boleedka Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Munaasab adda mideynta iyo dhameystirka he shiiska ay kala saxiixdeen Ahlusuna iyo Galmudug. Dib u dhacan ayaa la xi riira arrimo farsamo iyo wafuudii la filayay inay magaalada Dhuusamar eeb tagaan oo aan wali soo dhameys tirmin, kaddib markii ay shalay dib u dhaceen Madaxda qaar ee la sugayay.

Wararka ayaa sheegaya in Mada xweynayaasha Koofur Galbeed iyo Puntland maanta la sugayo, hase aha atee Madaxweynaha Jubbaland Axm ed Madoobe uu baajiyay safarkiisa, howlo shaqo oo u yaalla darteed.

Sidoo kale Wakiilada Beesha Caalam ka ayaa lagu wadaa inay tagaan Dhu usamareeb, si ay uga qeyb galaan mu naasabadda.

Maamulada Ahlusuna iyo Galmud ug ayaa ku heshiiyay inay sameyst aan awood qeybsi, isla markaana ku midoobaan hal maamul, iyadoo wixii hada ka dambeeyay Galmudug ay si rasmi ah ugu soo guuri doonto Caa simadda Dhuusamareeb.

MAREYKANKA IYO CANADA OO KU BAAQ AY IN LA DHAQANGALIYO CUNAQABATA YNTA K/WUQOOYI

Wasiirka arrimaha dibadda Canada Chrystia Freeland, oo marti gal isay shirkan oo ka dhacay Vancouver, ay aa sheegtay in aysan iska indha tiri Ka rin iyada oo khatarta Niyukleerka Kuu riya Wuqooyi ay sii kordhayso.

Dhigeeda Mareykanka, Rex Tiller son, ayaa sheegay in ay muhim tah ay in wadamada xubnaha ka ah Qar amada Midoobay ay si buuxda u dhaq an galiyaan cunaqabataynta gaar aha an Shiinaha iyo Ruushka.

Kulankani kama qaybgalin madax da wadamada Ruushka Iyo Shiinaha.

Dhanka kale saraakiil ka kala socota labada Kuuriya ayaa waxay kulan ku yeesheen xudduuda militariga ka caa gan .

2da dhinac waxa ay wadahadalo dheeraad ah ka yeesheen sidii Kuur iyada Waqooyi ciyaartooy ka socota uga qayb gali lahaayeen ciyaaraha xilliga qaboobaha ee lagu qaban doono Kuuriya Koonfureed.

KULAN WAXGARADKA IYO SIYAASIYIINTA BEESHA CADAADO LA LAHAAYEEN MADAXWEYNAHA OO LAGU KALA TAGAY

Waxaa is faham la’aan ku dhamaa day kulan Waxgaradka, siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Beesha Reer Xaaji Saleebaan la lahaayeen Madaxweyne Farmaajo, ka dib markii Beesha ay ca basho ka keentay heshiiska Midowga Ahlusuna iyo Galmudug.Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Cadaado ay aa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay warqad cabasho ah oo ku aadan mo wqifka ay ka taagan yihiin heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug oo dhabaha u xaaraya in loo guuro Dhuusamareeb

BBCCCWararka qaar ayaa sheegaya in Wa xgaradka iyo Xildhibaanada Bee sha Cadaado ay ka soo horjeesteen heshi iska awood qeybsiga ee Galmu dug, kaasoo Ahlusuna awood u siin aya in wax ku darsato Galmudug, iya doo ay heleyso jagooyin muhiim.

Arrimaha ugu weyn ee Beesha Ca daado ka cabaneyso ayaa ahaa maq aamka ay yeelaneyso Cadaado, mar haddii loo guurayo M/Dhuusam areeb oo horay loo asteeyay in ay tah ay Ca asimada Maamulka Galmu dug iyo qodob kale.

MMMMM Hase ahaatee markii ay qodobada as la hortageen Madaxweyne Farmaa jo ayuu ka dalbaday inay wadatashi ka le isugu yimaadaan, isla markaana isa ga uu safar ku yahay M/Dhuusamar eeb. Waxgaradkii ka qeyb galayay kul an ka ayaa ka carooday in Madaxwe yna ha uu goobta uga dhaqaaqo, isla markaana raaco gaadiidkii u kaxeyn lahaa Dhuusamareeb, waxaana markii dam be ay goobta noqotay mid lagu kala dareero.

Safarka Madaxweynaha ayaa sa acado dib uga dhacay, intii uu wada hadalka uu la lahaa waxgaradka iyo siyaasiyiinta Beesha Cadaado oo ka gadoo day heshiiskii ay ku midoobeen Ahlu suna iyo Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday oo ay ka mid yihiin Madaxw eyne Xaaf, Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka sare iyo xubnihi kale ee wafdiga ayaa safar dhulka ah ugu soo ambabaxay M/ Dhuusamareeb oo tan iyo shalay laga sugayay.

Cadaado ayaa muddo 2sano ahe yd caasimada KMG ah ee Galmudug, in tii uu khilaafka ka jiray dhismaha maamulka Galmudug, waxaana haddii uu dhaqan galo heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug uu suura gelin doonaa in loo guuro magaalada Dhuusamar eeb oo ah caasimadda maamulka.

NINKII TRUMP BUUGGA KA QORAY OO CONGRESSKA KA HOR MARAG FURAYA

Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraa tijiyadda Madaxweyne Trump, St eve Bannon, lagu amray in uu ka hor ma rag furo guddi aqalka Congresska ah oo baadhaysa eedaha ah in Ruush ku faro geliyey doorashadii madaxto oya da ee Maraykanka iyo in kale.

Afhayeen u hadlay Robert Muell er, oo ah ninka wada baadhitaankaas ay aa ka gaabsaday inuu warkaa wax ka yidhaa. Hadii se la xaqiijiyo waxay no qon doontaa markii ugu horaysay ee Mueller adeegsaday guddida Con gre sska si uu xog uga helo xubin ka mid ah kuwa ugu dhaw dhaw Trump.

Wariyeyaasha ayaa sheegay in ay arintaas astaan u tahay in baadhitaan ka Mueller soo xoogaysanayo. Wark aa wargeysku baahiyey ayaa soo ba xay iyadoo la ogsoonyahay in uu hore Bannon xog u siiyey gudida aqalka Co ngresska ka tirsan ee isla eedahaa baadhaya.

Trump iyo Banan ayaa isa seeg oodu dibadda u soo baxay bishan hor aanteedii ka dib markii waraysi lag ala yeeshay Bannon book fadeexaday na ya Trump iyo sida uu uga taliyo Aqal ka Cad oo uu dhawaan qoray.

JOSE MOURINHO OO QARKA U SAARAN INUU SAXIIXO HESHIIS CUSUB OO OLD TRAFFORD KU HEYNAYA ILAA 2021 & MUSHAARKA UU QAADAN DOONO OO LA OGAADAY.

Tababare Jose Mourinho ayaa ku dhaw inuu saxiixo heshiis cusub kaas oo kusii heyn do ona Old Trafford sadexda sano ee soo aadan kadib markii la xaliyay khilaafkii kala dhaxeeyay madaxa fulinta kooxda Ed Woodward.

Wakiilada Jose Mourinho aya wadahadal kula jira maamulka kooxda – iyagoo ka wada ha dlaya in la kordhiyo heshiiska haatan dhacaya ee dhamaanaya 2019, wuxuuna qaadan doonaa sanadkii aduun dhan 15 Malyan oo Pound.

Inkastoo wada hadalada ay socdaan isla markaana aan wax heshiis ah la saxiixin, hada na labada dhinac waxey kalsooni ku qabaan in heshiiska uu dhici doono isla markaana Jose Mourinho uu gaarsiin doono June 2021.

Arintaan ayaa kusoo aadeysa xilli Jose Mourinho uu warar qashin ah ku tilmaamay inuu is aga tagayo Red Devils kadib markii warar xan ah ay sheegeen inuusan la dhicin hanaanka maa mulka ee dhanka suuqa kala iibsiga.

Mourinho wuxuu sanadkiisii ugu horeeyay ee kooxda u qaaday sadex koob oo uu ku jiro koobka UEFA Europa League, tasoo ka saaciday in kooxdiisa ay kasoo qeyb gasho koobka Champions League.

Dhanka kale Jose Mourinho waxaa cad inuu ka guuleystay Ed Woodward madama uu ku qasbay inuu si aan caadi aheyn uga hawlgalo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda isla markaana uu u dhaqaaqo soo xerogalinta Alexis Sanchez.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip