Qaraxyada Miinooyinka la Aaso oo ku soo badanaya M/Muqdisho Qarax Weyn oo Maanta ka Dhacay Warta Nabadda

0
Tuesday January 16, 2018 - 17:17:53 in Wararka by
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxyada Miinooyinka la Aaso oo ku soo badanaya M/Muqdisho Qarax Weyn oo Maanta ka Dhacay Warta Nabadda

    Waxaa Beryahaan Magaalda Muqdisho si weyn uga soo badanaya qaraxyada miinooyinka dhulka lagu aaso kuwaa oo lala egto ciimdada dowladda ee saaran gaadiidka dagaalka . waxaa maanta sida ay xaqiijiyeen dadka degaankaWarta Nabadda M.Muqdisho ay s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Beryahaan Magaalda Muqdisho si weyn uga soo badanaya qaraxyada miinooyinka dhulka lagu aaso kuwaa oo lala egto ciimdada dowladda ee saaran gaadiidka dagaalka . waxaa maanta sida ay xaqiijiyeen dadka degaankaWarta Nabadda M.Muqdisho ay sheegeen in Qarax weyn oo la doonaayay in la la eegto ciidamada ka tirsan dowladda oo saarnaa gaari, uu ka dhacay muqdisho.

 waxaana la sheegay in Miinadda ay qaraxday markii u dhaafay gaariga ay saarnaayeen ciidamada.

 Qaraxaasi oo la dhigay Goob Qashin uu yaallay iyadoo  lagu Aasay Miinadda oo waddada dhinaceeda ah sida ay xaqiijiyeen dadka kunool Warta nabadda.

Qaraxa ayaa ahaa Mid xooggan oo inta badan laga maqlayey Xaafadaha Magaalada Muqdisho hase yeeshee wax qasaaro ah oo uu geystayIlaa iyo hadda lama ogga khasaaraha ka dhashay.

 wixii warar ah ee soo kordha kala socda wabkeena insha allaah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip