DHAGEYSO: Jubbaland oo sheegtay in ay isa soo dhiibeen xubno Shabaab ka tirsanaa

0
Monday January 15, 2018 - 17:52:31 in Wararka by
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Jubbaland oo sheegtay in ay isa soo dhiibeen xubno Shabaab ka tirsanaa

    Taliska Nabad Sugidda Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen xubno Shabaab ka tirsan in ay isku soo dhiibeen Ciidanka Dowladda ee ku sugan degaanada ka tirsan Gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Nabad Sugidda Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen xubno Shabaab ka tirsan in ay isku soo dhiibeen Ciidanka Dowladda ee ku sugan degaanada ka tirsan Gobolka Gedo.

Cali Xasan Deeq oo aha TaliyahaNabad Sugidda Gobolka Gedo oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Todobaadkan gudihiisa in Maamulka Jubbaland ay isku soo dhiibeen Todobo ilaa Siddeed xubnood oo Shabaab ka tirsan.

Waxa uu sheegay xubnahan isa soo dhiibay in ay u sameyn doonaan dhaqancelin, kadibna ay ka qeyb noqon doonaan bulshadooda, oo shaqo abuur loo sameynayo cidii dalbata.

Sidoo kale wuxuu sheegay Taliye Cali Xasan raggan in ay ka faa’ideysteen cafiska uu markale Madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay xubnaha Shabaab ka tirsan ee doonaya in Dowlada ay ku soo biiraan.

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip