Somali-land oo Farmaajo Ku Eedeysay Inuusan Diyaar u Aheyn Ambaqaadka Wada-hadaladii +Dhageyso

0
Sunday January 14, 2018 - 10:02:43 in Wararka by
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somali-land oo Farmaajo Ku Eedeysay Inuusan Diyaar u Aheyn Ambaqaadka Wada-hadaladii +Dhageyso

    Xukuumadda Soomaaliland ayaa dowlada Soomaliya ku eedeysay inaysan dhab ka aheyn dar dar galinta wada hadalada ka dhaxeeya Soomaliland iyo dowlada kaas markii ugu dambeysa ka qabsoomay dalka Turkiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Soomaaliland ayaa dowlada Soomaliya ku eedeysay inaysan dhab ka aheyn dar dar galinta wada hadalada ka dhaxeeya Soomaliland iyo dowlada kaas markii ugu dambeysa ka qabsoomay dalka Turkiga

Wasiirka armaha gudaha Maamulka Soomaaliland ayaa madaxweynaha Soomaliya ku eedeeyay inuusan diyaar u aheyn ambaqaadka wadahadaladii horay usocday xilli Madaxweyne Farmaajo uu sheegay inuu soo celin doono Wada hadalkii Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland kaas oo Mudooyinkii dambe hakad ku jiray .

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la helo Midnimadii Soomaaliya oo dib u soo noqota islamarkaana Soomaaliya aysan kala maarmin.

Wadahadaladii Dowlada Dhexe iyo Somaliland ayaa Mudo hakad ku jiray,waxaana Somaliland ay sheegtay in ay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho Dowladda uu Hogaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip