Deg Deg: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Dhuusamareeb Lagu Xiray? By Nuurka Nuurka On Jan 12, 2018

0
Friday January 12, 2018 - 22:50:00 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Dhuusamareeb Lagu Xiray? By Nuurka Nuurka On Jan 12, 2018

    Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil "Xaliimo yarey" ayaa goor-dhaw lagu xiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil "Xaliimo yarey" ayaa goor-dhaw lagu xiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya

ay ayaa sheegaya in Xaliimo Yarey ay dhuusamareeb ka qabtayn Ciidamada Ahlusunna waxaana la sheegay in la geliyay Xabsi guri, oo ku yaala dhuusamareeb.

Ciidamo ay wadatay ayaa sidoo kale la sheegay in hubka laga qaaday sidoo kalane la xiray.

Xaliimo Ismaaciil "Xaliimo Yareyā€¯ oo Warbaahinta maxaaliga qaar xiriir la sameeysay ayaa sheegtay in aysan ka hadlayn xarigeeda, balse Saraakiil ku sugan Dhuusamareeb ayaa arintaan xaqiijiyay . Guri Ceel ee Gobolka Galgaduud

 

Sidaan oo kale Ahlusunna ayaa xalay 5 qof oo dumar ah ku xirtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug.

Lama oga sababta ka dambeysa xarigga Xaliimo Yarey, balse waxa uu xarigeeda ku soo aadayaa xili ay maanta ka degtay magaalada Guriceyl ee Gobalka Galgaduud.

    Sidaan oo kale Ahlusunna ayaa xalay 5 qof oo dumar ah ku xirtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug

Xalimo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip