Wasiirka Cadaaladda oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Asluubta (SAWIRRO)

0
Wednesday January 10, 2018 - 11:16:02 in Wararka by
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Cadaaladda oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Asluubta (SAWIRRO)

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukumadda Soomaaliya Avv Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta si wadajir xariga ugu jaray Xarunta ugu weyn Taliska Ciidanka Asluubta oo in muddo ah burbu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukumadda Soomaaliya Avv Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta si wadajir xariga ugu jaray Xarunta ugu weyn Taliska Ciidanka Asluubta oo in muddo ah burbursanayd.

Xaruntan oo ku taalla waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ay ahayd mid muddo dheer bur bursaneyd waxaana hadda dib u dhis ku sameeyay Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Munaasabadda xarig jarka waxaa wasiirka kala qeyb galay saraakiisha Ciidamada Asluubta oo uu ugu horreeyo Taliya Ciidamad Asluubta Soomaaliyeed, saraakiil kale oo lagu casuumay iyo xubno kale.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip