Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Boosaaso Lagu Dilay

0
Monday December 18, 2017 - 12:43:49 in Wararka by
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Boosaaso Lagu Dilay

    Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Ayaa Waxa Ay Sheegayan In Maanta Halkaasi Lagu Dilay Laba Askari Oo Ka Mid Ah Kuwa Canshuurta Qaada Xili Ay Ku Sugnaayeen Suuqa Boosaaso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Ayaa Waxa Ay Sheegayan In Maanta Halkaasi Lagu Dilay Laba Askari Oo Ka Mid Ah Kuwa Canshuurta Qaada Xili Ay Ku Sugnaayeen Suuqa Boosaaso.

Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa la sheegay in labada Askari oo ka tirsanaa kuwa Canshuurta qaada ay si gaadmo ah ku toogteen iyaga oo Goobta ka baxsaday.

Maydka labada Marxuum, ayaa la geeyay Cisbitaalka wayn ee magaalada Boosaaso, halkaas oo ay tageen ehelada Askarta la dilay.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Puntlnd ayaa Goobta uu dilka ka dhacay gaaray kuwaas oo sameeyay baaritaano wallow asyan ku guuleysan in ay qabtaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Sidoo kale waxaa horay u jiray in dhowr habeen Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Boosaaso Bamgacmeedyo lagu weeraray wallow aysan khasaaro geysan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip