Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Wasaaaradda Difaaca kulan la leh Taliyaasha Ciidamada Xoogga.

0
Monday December 18, 2017 - 12:17:22 in Wararka by
  • Visits: 521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Wasaaaradda Difaaca kulan la leh Taliyaasha Ciidamada Xoogga.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhaw gaaray xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya waxa uuna halkaasi kulan kula qaadanayaa qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xoogga Soomaaliya kadib markii dhawaan Maraykanka uu hakiyay G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhaw gaaray xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya waxa uuna halkaasi kulan kula qaadanayaa qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xoogga Soomaaliya kadib markii dhawaan Maraykanka uu hakiyay Gar-gaarkii uusiin jiray Ciidamada Xoogga.

Wararka hor dhaca ah oo ay heshay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu saraakiisha kala hadlayo xaaladda amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa musuq maasuqa la sheegay in uu ka jiro qaabka bixinta Mushaaraadka Ciidamada iyo Saadkii uu bixin jiray Maraykanka.



Madaxweynaha ayaa la filayaa wariyiyaasha uu la hadlo markii uu soo dhamaado kulankaan oo ku soo aaday waqti ay maanta magaalada Muqdisho ka jirto xaalad kacsanaan ah oo ka dhalatay weerarkii lagu qaaday Guriga siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan Cabdi Shakuur.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip