KASHIFAAD: Waqtiga Iyo Goobta Ay Isku Barteen Messi & Wiilka Uu Dhalay Cr7 Oo La Ogaaday

0
Wednesday October 25, 2017 - 10:44:56 in Wararka by
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KASHIFAAD: Waqtiga Iyo Goobta Ay Isku Barteen Messi & Wiilka Uu Dhalay Cr7 Oo La Ogaaday

    Lionel Messi ayaa wuxuu mar kale uu kula kulmay Magaalada London ee dalka Ingiriiska, saaxiibkiisa [Wiilka] uu dhalay xidiga ay xifaaltamaan ee Ronaldo, kaasoo isana lagu magacaabo Cristiano Ronaldo Jr.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lionel Messi ayaa wuxuu mar kale uu kula kulmay Magaalada London ee dalka Ingiriiska, saaxiibkiisa [Wiilka] uu dhalay xidiga ay xifaaltamaan ee Ronaldo, kaasoo isana lagu magacaabo Cristiano Ronaldo Jr.

Goobta ay isku arkaan Messi iyo Ronaldo Jr yaaa waxay ahayd Munaasabadii lagu bixiyay abaalmarinta xidiga ugu fiican aduunka ee The Best, waxaana ku guuleystay Jaa’izadaas Ronaldo, oo Real Madrid. Ka tirsan.

Cr7 ayaa wuxuu ku garaacay biladaan Neymar iyo Lionel Messi, waxaan uu helay codad ka badan inta ay heleen labadaan wiil, waxaana umuuqata marka la eego codadka in Ronaldo uu uqalmay arinkaas.

Hadaan usoo noqonayo, kulanka Messi iyo Ronaldo Jr, waa markii labaad inta la oksoon yahay, waxaana markii ugu horeysay ay kuwada kulmeen 2015-kii Magaalada Zurich, xili uu kasoo qeyb galay Xaflada sanadkaan ee xidiga aduunka.

Wixii xiligaas ka dambeeyay waxaa dhexmaraya labadaan shaqsi oo kala ah Ronaldo Jr iyo Leo, wada sheekeysi saaxiibtinimo, waxaana uu sheegay wiilka Ronaldo uu taageero weyn uu uyahay Lionel Messi.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip