Bakayoko: Makelele Sameeyn Weyn Ayuu Ku Leeyahay Xirfadeeyda kubada cagta

0
Tuesday October 24, 2017 - 09:23:54 in Wararka by
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bakayoko: Makelele Sameeyn Weyn Ayuu Ku Leeyahay Xirfadeeyda kubada cagta

    Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea iyo xulka Qaranka France Tiemoue Bakayoko ayaa sheegay in Claude Makelele uu saameyn weyn ku yeeshay xirfadiisa ciyaareed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea iyo xulka Qaranka France Tiemoue Bakayoko ayaa sheegay in Claude Makelele uu saameyn weyn ku yeeshay xirfadiisa ciyaareed.
Ciyaaryahankii hore ee Blues Makalele ayaa haatan kaaliye ka ah kooxda  Swansea City oo Preimer Leuge ka ciyaarta.


Bakayoko ayaa u sheegay Wargeeyska The Sun: "Anigu waxaan ahay nin jecel in uu soo bandhigo kubad qurux badan, laakiin waxaa jira shaqsiyaad aan aan ilaabi misna sameeyn Ku leh Xirfadeeyda kubada cagta.

 

"Monaco, waxaan ku soo qaatay watqi wanaagsan iyo guulo aan noloshayda ilaawi karin - laakiin halkan (Chalsea)waxaa Rajeeynaa in guulo waaweyn la gaaaro. 

Xidiga dhawaan galka ah ee Chalsea Bakayoka oo ka hadlayay sameeynta noloshiisa Ku leeyahay Xidigi hore ee Chalsea iyo xulka France Claudio Makakele Ayaa yiri''.

Xidiga dhawaan galka ah ee Chalsea Bakayoka oo ka hadlayay sameeynta noloshiisa Ku leeyahay Xidigi hore ee Chalsea iyo xulka France Claudio Makakele Ayaa yiri''.

"Claude wuxuu yimid magalada Monaco wuxuuna ku qaatay lix bilood oo uu kooxda la sheynanay ,islamarkaana igu dhiira galiyay inan horey u socdo Wuxuu ii sheegay in aan isaga rumeysto waxaana uu si dagan uu iigu tilmaamay sidii aan u noqon lahaa Xidig sare.''

''Waxaa uu ii muujiyay misna ii tilmaamay meelihii aan ku shaqeyn lahaa oo aan horumarin lahaa si aan u noqdo Xidig weyn.

"Waan ogaa in uu yahay ciyaaryahan weyn misna taladiisa aan u baahanahay, dabcan waa mid aan jeclaa qaabka uu khadka dhexe ugu ciyaarayay Isaga ayaana ka danbeeyay inan Ka ciyaaro qadka dhexe.

"Muddo ka dib waxaan dareemay inaan horumar sameeyo ciyaaryahan ahaan, kalsooni ayaana ka helay isaga (Makalele) waxyaabo badan ayaana ka faa'iday Claude. 

Maanta oo aan Chalsea Ka mid ah xitaa Waa uu I caawiyaa ,Sidoo kale waxa uu iga caawiyay  la qabsashada dalkaan England.


"Claude ayaa weli ah qof iga caawiya wax badan. Waa qof aan la hadlo oo aan kala tashto wax kasta oo waayo aragnimadisa la xariirta talooyin badan ayaan ka faa'aaday

"Waa wax adag in koox weyn Aad ka qabsato sida Chelsea Oo kale Dabcan hada isaga Ayaa iga caawiyay inaan si fudud ululated qabsado Bleuska.

"Waan ogahay in uu yahay xidig aan laga maarmin taladiisa Waa  qof igu weyn kana qeeyb sinaan horumar sameynayo,islamarkaana horumarin doono ciyaaryahan ahaan si aan halkaan ugu guuleysto."


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip