Xog;- Madaxweyne Farmaajo oo ka Holwgalidoono Xarun Dagaal oo Cusub

0
Friday October 20, 2017 - 20:10:45 in Wararka by
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog;- Madaxweyne Farmaajo oo ka Holwgalidoono Xarun Dagaal oo Cusub

    Warar laga Helayo Magaaladaa Muqdisho ayaa Sheegaya Madaxweynaha Soomaaliya Tagi doono Dagmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose halkaasi oo uu kala socondoon Dhaq-Dhaqaaqa Howlgalka Ciidamada Dowladda ee Fulinaya Dagaalka uu Dhawaam Iclaamiyey .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar laga Helayo Magaaladaa Muqdisho ayaa Sheegaya Madaxweynaha Soomaaliya Tagi doono Dagmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose halkaasi oo uu kala socondoon Dhaq-Dhaqaaqa Howlgalka Ciidamada Dowladda ee Fulinaya Dagaalka uu Dhawaam Iclaamiyey .
Ilo ka tirsan Xafiiska Madxadeynaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Idaacada Simba uu Sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu Maalaha Soo Socda uu Shaqeyn doono Xafiiska Ku meel gaar ah si uu Si dhow ula Socdo Dagaalka Al-shabaab ku Dhawaaqay ka dib Weerarkii 14-october.

Madaxweynaha Farmaajo ayaa 21-Bishaan oo ah Sabtida Soo Socto waxa uu Hortagayaa Xildhibaanada labada Aqal Dalka oo iskugu imaanaya Kulan loo soo Dadajiyey Xaaladad Dagaal ee Dalku uu galayo Asbuuca Soo Socda.

Qarshaha Madaxweyne Farmaajo ee ah ka qeybgalka Kulanka labada aqal ayaa in Baarlamaanka u Jeediyo Qudbad ku Saabsan Xalaada Dagaal ee uu iclssmiysy



xigasho :-simbanews.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip