DHAGAYSO : Ninkii yiri Shabaab ayaan ahay oo anagaa ka danbeeynay qaraxii ZOOBE ( Waraysi )

0
Friday October 20, 2017 - 00:16:55 in Wararka by
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGAYSO : Ninkii yiri Shabaab ayaan ahay oo anagaa ka danbeeynay qaraxii ZOOBE ( Waraysi )

    Waxaa jira waraysi qabsaday idaacadaha magaalada Muqdisho kaasoo lagu sheegay nin lasoo xariiray idaacada dowlada sheegayna inuu yahay inuu kamid yahay Xaragada Al-Shabaab oo uu sheegay in qaraxii ZOOBE ay ka danbeeyeen qaraxii dadka badan ku dhamaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa jira waraysi qabsaday idaacadaha magaalada Muqdisho kaasoo lagu sheegay nin lasoo xariiray idaacada dowlada sheegayna inuu yahay inuu kamid yahay Xaragada Al-Shabaab oo uu sheegay in qaraxii ZOOBE ay ka danbeeyeen qaraxii dadka badan ku dhamaadeen.

Sida waraysiga ku cad waxa uu leeyahay waxaa jira khilaaf xoogan oo ka dhashay sheegashada qaraxii soobe taasoo ay tahay sababta aan idiinla soo xariiray rabana inaan cadeeyo sababtaas.

http://dhigasho.com/wp-content/uploads/2017/10/shabaab-miyaa-sheegtay-qaraxii.mp3
http://dhigasho.com/wp-content/uploads/2017/10/shabaab-miyaa-sheegtay-qaraxii.mp3



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip