Daawo: Qaabkii Waalida Ahaa Ee Ay Qoyska Cristiano Ronaldo Ugu Dambaal Dageen U Soo Bixii Koobka Adduunka

0
Thursday October 12, 2017 - 09:51:37 in Sports News by
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Qaabkii Waalida Ahaa Ee Ay Qoyska Cristiano Ronaldo Ugu Dambaal Dageen U Soo Bixii Koobka Adduunka

    Cristiano Ronaldo ayaa xulka qarankiisa Portugal ka caawiyay u soo bixitaanka koobka adduunka kadib markii ay guul ka gaareen xulka qaranka Switzerland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo ayaa xulka qarankiisa Portugal ka caawiyay u soo bixitaanka koobka adduunka kadib markii ay guul ka gaareen xulka qaranka Switzerland.

Si kasta ha ahaatee qoyska Ronaldo oo ay ugu horayso saaxiibtiisa Georgina Rodriguez iyo qaar kale oo ka mid ah qoyskiisa ayaa si waali ah ugu dabaal degay u soo bixista Portugal ee koobka adduunka.

Xulka qaranka Portugal ayaa guushaas ka hor khatar ugu jiray in uu si toos ah ugu soo bixi waayo koobka adduunka taas oo keentay farxadii weynayd ee ka muuqatay qoyska Ronaldo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip