Ibrahimovic Oo Qarka U Saaran Inuu Kusoo Laabto Man United Xilli Adidas Ay Bilowday Iney Iibiso Maaliyadiisa Lambarka 10-aad.

0
Tuesday August 22, 2017 - 22:27:38 in Sports News by
  • Visits: 625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ibrahimovic Oo Qarka U Saaran Inuu Kusoo Laabto Man United Xilli Adidas Ay Bilowday Iney Iibiso Maaliyadiisa Lambarka 10-aad.

    Zlatan Ibrahimovic ayaa hal talaabo u jira inuu dib ugu soo laabto Man United sidoo kalana xirto maaliyadda casaanka ah walow ay shirkadda Adidas durba sii bilowday iney iibiso maaliyadiisa lambarka 10-aad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Zlatan Ibrahimovic ayaa hal talaabo u jira inuu dib ugu soo laabto Man United sidoo kalana xirto maaliyadda casaanka ah walow ay shirkadda Adidas durba sii bilowday iney iibiso maaliyadiisa lambarka 10-aad.

Ibrahimovic iyo maamulka Red Devils waxaa u socda wadahadal la filayo in lasoo afjar 48-saac ee soo aadan isagoo mar kale noqon doona ciyaariyahan ka tirsan kooxda Jose Mourinho.

Zlatan wuxuu si layaab leh uga soo kabtay dhaawac jilibka kasoo gaaray bishii April, baraha bulshada ayuuna soo dhigay muuqaal cadeynaya in lugtiisa ay si fiican ugu diyaarsan tahay iney kubad darbeyso.

Kabtankii hore Sweden xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay wuxuu xirnaa lambarka 9-aad, balse haatan waxey maaliyadiisa lambarka 10-aad qof walba ka iibsan kartaa website-kiisa gaarka ah iyo sidoo kale bakhaarka Adidas.

Hal sano oo heshiis ah ayaa la filayaa in lagu abaalmariyo waxeyna ujeedadiisa tahay inuu xilli ciyaareed kale oo weyn la qaato kooxdiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip