Marxuum Dr Maxamed Jaamac oo lagu aasay Gaalkacyo

0
Saturday August 19, 2017 - 21:10:47 in Wararka by
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxuum Dr Maxamed Jaamac oo lagu aasay Gaalkacyo

    Mas'uuliyiin ka socday Dowladda Federaalk, kuwa Puntland, siyaasiyiin, maamulka gobolka, dhaqaatiir u dhashay dalka Talyaaniga, Isimo iyo shacab ka kala yimid deegaanada Puntland ayaa maanta ka qaybgalay Aaaska Marxuum Dr Maxamed Jaamac Salaad o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiin ka socday Dowladda Federaalk, kuwa Puntland, siyaasiyiin, maamulka gobolka, dhaqaatiir u dhashay dalka Talyaaniga, Isimo iyo shacab ka kala yimid deegaanada Puntland ayaa maanta ka qaybgalay Aaaska Marxuum Dr Maxamed Jaamac Salaad oo lagu aasay Magaalada Galkacyo.

Ugu horayn Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa Raxmad iyo Jano Alle uga baryay Marxuum Dr Maxamed Jaamac Salaad.

Dhinaca Siyaasiyiinta waxaa aaska ka hadlay Cali Cabdi Awaare oo ka hadlay gargaarkii uu marxuumka u fidin jiray bukaanada una tacsiyeeyay Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Xildhibaan Xuubsireed oo ku hadlayay afka dowlalada Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Caafimaadka Puntland Cabdinasir Cismaan ayaa ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuumka, waxaana ay Alle uga baryeen in uu ka waraabiyo janadii Fardowso ahayd, ehelka uu Alle ka siiyo samir iyo iimaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip