DEG-DEG: Barcelona Oo Dalab Aad U Weyn Ka Soo Gudbisay Philippe Coutinho Iyo Liverpool Oo Jawaab Degdeg Ah Ka Bixisay

0
Thursday August 10, 2017 - 10:12:35 in Sports News by
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Barcelona Oo Dalab Aad U Weyn Ka Soo Gudbisay Philippe Coutinho Iyo Liverpool Oo Jawaab Degdeg Ah Ka Bixisay

    Kooxda Barcelona ayaa dalab cusub ka soo gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda Liverpool ee Philippe Coutinho sida ay sheegayso Sky Sports.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Barcelona ayaa dalab cusub ka soo gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda Liverpool ee Philippe Coutinho sida ay sheegayso Sky Sports.

Sky Sports ayaa fahamsan in uu dalabka Barcelona yahay 100 Milyan oo euro oo ay 85 Milyan halka hore ka bixin doonto 15 milyan ee kale halka dambe ka bixin doonto.

Laakiin Kooxda Liverpool ayaa isla markiiba diiday dalabkaas Barcelona iyada oo wali ku adkaysanaysa in aanu xiddigan iib ahayn xagaagan.

 

Kooxda ka dhisan la Liga ayaa horay looga diiday dalab dhan 72 milyan oo euro bishii Julay ka hor inta ayna Neymar iibin laakiin waxa ay haatan dalabka cusub ugula soo laabteen in ay xiddigan ku buuxiyaan booskii Neymar baneeyay.

Coutinho ayaa kooxda Liverpool ku soo biiray sanadkii 2013 waxana uu ka mid noqday xiddigaha ugu fiican kooxda tan iyo markii uu kooxda ku soo biiray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip