WARBIXIN: Kooxaha Liverpool Iyo Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbiyay Saxiixa Xiddig Real Madrid U Ciyaara

0
Thursday August 10, 2017 - 10:09:20 in Sports News by
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARBIXIN: Kooxaha Liverpool Iyo Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbiyay Saxiixa Xiddig Real Madrid U Ciyaara

    Kooxda Arsenal iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay dalabyo Rasmi ah ka gudbiyeen xidddiga garabka weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez sida ay sheegayaan wararku.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Arsenal iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay dalabyo Rasmi ah ka gudbiyeen xidddiga garabka weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga reer Spain ee Lucas Vazquez ayuu mustaqbalkiisu mugdi galay xilli aanu xiddigan boos joogto ah ka heli doonin kooxdiisa xilli ciyaareedka dambe.

Real Madrid Arsenal Liverpool Lucas Vasquez

 

Kooxda hanatay champions league ayaa xagaagan kooxdeeda ka dirtay xiddigaha James Rodriguez iyo Alvaro Morata oo ay ka iibiyeen Kooxdaha Chelsea iyo Bayern Munich.

Laakiin waxa wali haatan ka horeeya xiddigaha Gareth Bale, Cristiano Ronaldo iyo saxiixa cusub ee Dani Ceballos taas oo ku qasbaysa in uu isaga tago kooxda xagaagan.

kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa suuqa ugu jiraan weeraryahan cusub maadama ay xiddigaha Philippe Coutinho iyo Alexis Sanchez waxana ay doonayaan in ay xiddigan ku soo kordhiyaan kooxodooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip