LIVE: Wararka Suuqa: Halkaan Kala Soco Dhaq-dhaqaaq Walba Oo Kasoo Kordha Suuqa Kala Iibsiga Ilaa Maalinta Ugu Dambeysa.

0
Sunday August 06, 2017 - 13:37:29 in Sports News by
  • Visits: 645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LIVE: Wararka Suuqa: Halkaan Kala Soco Dhaq-dhaqaaq Walba Oo Kasoo Kordha Suuqa Kala Iibsiga Ilaa Maalinta Ugu Dambeysa.

    Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimiga iyo qaayaha leh ee ku xiran shabakaddaanLaacib,waxaa inoo bilaaban doona safar dheer oo aan iskula falgali doono ilaa dhamaadka August madama aan si joogto ah tabin qoraal ugu sameyn doono ilaa 31-ka bi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimiga iyo qaayaha leh ee ku xiran shabakaddaanLaacib,waxaa inoo bilaaban doona safar dheer oo aan iskula falgali doono ilaa dhamaadka August madama aan si joogto ah tabin qoraal ugu sameyn doono ilaa 31-ka bishaan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Wax walba oo ciyaaraha kusoo kordha waad kaga bogan doontaan tabin qoraalkaan, wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, natiijooyin, xogo kubadda cagta & warbixino intaba.

Inta ay socoto barnaamijkeenaan tooska ah waxaad fekradihiina la xiriira wararka had iyo jeer soo dhacaya inoogu soo diri kartaa bogeena Facebook ama Twitter (@LaacibNet) iyadoo fekradaha kuwooda ugu fiican aan idiinla wadaagi doono haddii uu Eebe idmo.

Warbixinada xiisaha leh ee suuqa kala iibsiga iyagoo dhameystiran ayaan sidoo kale halkaan idiin soo dhigi doonaa si aad u wada akhrisataan.

HALKAAN KALA SOCO:




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip