Isku Aadka Kulamada Play-off-ka Champions League Oo Berito Dhici Doona & Shan Kooxood Oo Ay Midkood Wajahi Doonto Liverpool

0
Thursday August 03, 2017 - 11:20:49 in Sports News by
  • Visits: 509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Kulamada Play-off-ka Champions League Oo Berito Dhici Doona & Shan Kooxood Oo Ay Midkood Wajahi Doonto Liverpool

    Isku aadka kulamada ugu dambeeya ee ay kooxaha qaaradda yurub ku xaqiijin karaan ka qeyb galka wareega group-yada Champions League, Liverpool, Napoli & Nice ayaana ka mid ah kooxaha ku jira isku aadka ee ka mid ah kuwa ugu rajada fiican.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isku aadka kulamada ugu dambeeya ee ay kooxaha qaaradda yurub ku xaqiijin karaan ka qeyb galka wareega group-yada Champions League, Liverpool, Napoli & Nice ayaana ka mid ah kooxaha ku jira isku aadka ee ka mid ah kuwa ugu rajada fiican.

Isku aadka wuxuu dhici doonaa berito [Jimco] 4-ta August, saacadda geeska Afrika makey tahay 1:00 Duhurnimo, waxeyna koox walba ogaaneysa kooxda ay ku beegmeyso.

KOOXAHA KA QEYB GALAYA:

Champions route

Olympiacos (GRE) 64.580

Celtic (SCO) 42.785

København (DEN) 37.800

APOEL (CYP) 26.210

Maribor (SVN) 21.125

Qarabağ (AZE) 18.050

Astana (KAZ) 16.800

Rijeka (CRO) 15.550

Hapoel Beer-Sheva (ISR) 10.875

Slavia Praha (CZE) 8.135

League route

Sevilla (ESP) 112.999

Napoli (ITA) 88.666

Liverpool (ENG) 56.192

CSKA Moskva (RUS) 39.606

Sporting CP (POR) 36.866

FCSB (ROU) 35.370

Young Boys (SUI) 28.915

Hoffenheim (GER) 15.899

Nice (FRA) 16.833

İstanbul Başakşehir (TUR) 10.340

Si kastaba waxaa la ogaaday shan kooxood oo ay ku aadi karto kooxda Liverpool, kaliya laba kooxood ayaana cabsi weyn laga qabaa waana Hoffenheim iyo Nice iyadoo ay suuragal tahay in Mario Balotelli uu ka hor yimaado kooxdiisii hore.

Shan Kooxood ee ay ku aadi karto Reds: 

Steaua Bucharest, Young Boys, Nice, Hoffenheim, Istanbul BB..




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip