Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Khamiis Ah Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkaan Ka Aqriso Liiska Oo Dhameystiran.

0
Thursday August 03, 2017 - 11:11:58 in Sports News by
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Khamiis Ah Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkaan Ka Aqriso Liiska Oo Dhameystiran.

    Salamu calaykum waraxmatulaah dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee maanta ooKhamiisah kuwaas oo inta ugu badan looga h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salamu calaykum waraxmatulaah dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee maanta ooKhamiisah kuwaas oo inta ugu badan looga hadlay suuqa kala iibisaga isla markaana lala xiriirinayo kooxo cusub. Suuqa kala iibisaga ciyaartoyda ayaa si rasmi ah u furmay 1-da July waxayna koox kastaaba si hordhac ah ugu dadaaleysaa iney hesho saxiixyo cusub.

Football Whispersoo ah shabakada ugu horaysa dhinaca saadaalinta suuqa kala iibisaga ayaa qiimayn khaas ah ku samaysa wararka ciyaartoyda sida wayn loogaga hadlo suuqa kala iibsiga, waxayna si joogto ah u soo gudbisaa hadba ciyaartoyda loogu hadal haynta badan yahay suuqa kala iibsaga iyo kooxaha doonaya ee lala xiriirinayo.

QiimayntaFootball Whispersee suuqa kala iibisaga waxaa ugu sareysa 5 oo ah xiddig sida ugu weyn loo hadal hayo waxaynaSky SportsiyoFootball Whispersay iska kaashadaan in ay hadba soo saaraan ciyaartoyda suuqa kala iibsiga sida wayn looga hadal hayo iyo qiimaynta oo la socota. Haddaba Shabakada Laacib.net ayaa halkan idiinku soo gudbinaysa tobankii ciyaartoy ee saaka suuqa inta ugu badan looga hadlay

Neymar Junior ayaa ah heshiiska la wada sugayo ee ay isha ku hayaan dhamaan taageerayaasha kubadda cagta, wuxuuna qarka u saaran yahay inuu aduun dhan 197 Malyan oo Pound uug wareego kooxda ka dhisan Paris

Paris Saint Germain waxey isku diyaarineysaa soo dhaweynta saxiixa ugu qaalisan dundia marka ay dhameystirto Neymar, waxey kusoo bandhigi doontaa bartamaha Paris.

Dhanka kale Virgil van Dijk ayaa lala xiriirinayaa Liverpool wali iyadoo halyeeygii hore Reds Phil Thompson haatanna falanqeeye ka ah Sky Sports uu aaminsan yahay in heshiiskaas uu dhici doono isla marakana Van Dijk uu kasoo dagi doono Anfield.

Riyad Mahrez ayaa kusii jeeda Roma iyadoo garabka reer Algeria uu yahay mid ka tagaya King Power Stadium, labada kooxood ayaana wali ku heshiin qiimahiisa.

Haddaba akhriste halkan kaga bogo dhamaan tobanbka ciyaartoy ee saaka suuqa kala iibsiga ugu qiimaynta sareeya, kooxaha lala xiriirinayo iyo waliba qiimaynta suurtogalnimada ay kooxahan ugu biiri karaan oo dhamaystiran:





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip