Kooxo Ka Dhisan Ingiriiska Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Xiddig Lagu Naaneyso New Mbappe ,Horyaalka France Ayuu Joogaa ,Yaa kale Baacsanaya

0
Tuesday August 01, 2017 - 10:47:50 in Sports News by
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo Ka Dhisan Ingiriiska Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Xiddig Lagu Naaneyso New Mbappe ,Horyaalka France Ayuu Joogaa ,Yaa kale Baacsanaya

    Kooxaha Arsenal iyo Tiottenham ayaa ku loolamaya saxiixa weeraryahanka kooxda reer France ee Caen kaasi oo lagu magacaabo Yann Karamoh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Arsenal iyo Tiottenham ayaa ku loolamaya saxiixa weeraryahanka kooxda reer France ee Caen kaasi oo lagu magacaabo Yann Karamoh.

Laacibkaas 19 sano jirka ah ee asal ahaanta ka so jeeda Nigeria balse dhalashada France haysta ayaa soo jiitay kooxo kala duwan sida Inter Milan ka dib heer ciyaareed wacan oo uu kula soo muuqday kooxdaas

Arsenal iyo Tottenham ayaa indho indheeyaal u diray laacibkaas lagu naaneyso New Kylian Mbappe waxaana sidoo kale isha ku haysa kooxda Fiorentina ee horyaalka Italy

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib
 

Karamoh oo lagu tirayo xiddigaha da`da yar ee France kuwooda ugu mustaqbalka wanaagsan ayaa hishiiskiisa kooxdaas Caen waxaa ka harsan kaliya 12 bil waxa ayna kooxdiisa diyaar u tahay in ay iibiyaan si qarash wacan uga helaan

Laacibkaan boosas kala duwan ka ciyaari kara ayaa la xusayaa in haatan qiimo ahaan lagu heli karo kaliya 9 milyan oo gini mana jirto koox weli shaacisay qiimaha ay ku doonayaan laacibkaas

 
Sponsored by Revcontent
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip