Paris Saint-Germain Oo Shaacisay Xiliga Uu Neymar Noqon Doono Ciyaaryahan Iyaga Ka Tirsan

0
Tuesday August 01, 2017 - 10:42:42 in Sports News by
  • Visits: 588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Paris Saint-Germain Oo Shaacisay Xiliga Uu Neymar Noqon Doono Ciyaaryahan Iyaga Ka Tirsan

    Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Faransiiska, xiddiga Barcelona, ee Neymar, ayaa wuxuu maalinka Arbacadda ah ee toddobaadkan, uu si rasmi ah ugu biiri doono naadiga Paris Saint-Germain, ee dalkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Faransiiska, xiddiga Barcelona, ee Neymar, ayaa wuxuu maalinka Arbacadda ah ee toddobaadkan, uu si rasmi ah ugu biiri doono naadiga Paris Saint-Germain, ee dalkaas.

Masuuliyiin ka tirsan kooxda ka dhisan caasimadda Paris, ayaa waxay sheegeen in ciyaaryahan ay lasoo saxiixdeen islamarkaana uu kusoo wajahan yahay caasimadda, iyagoona muujinaya kalsooni aad u weyn.

Zlatan Ibrahimovic, ayaa wuxuu ka tegay kooxdaan goor hore, wuxuuna kusoo biiray Naadigaan sanadkii 2012, iyadoona PSG ay isku dayayso inay buuxiso booskiisa, xilli wiilkaan ay tabeyso muddo ku siman hal sano.

Maalinka iyo goobta lagu soo bandhigi doono, Neymar, ayaa waxay wali tahay mid aan la ogeyn, waxaana soconeysa diyaar garow balaaran, kaasoo u muuqda mid soo gaba gabeyn kara, waayihiisa Barca.

Raadiyaha, xaruntiisu tahay Faransiiska ee‘Europe 1’,ayaa maanta oo Isniin ah baahiyay in PSG, ay diyaarineyso lacagihii ay kusoo qaadan lahyed, wiilkaan, iyadoonaMARCA, ay baahisay 18-kii bishaan in lagu iibsan doono 222 Malyuun.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip