Mise In Uusan Real Madrid Imaanin Mise? Ramos Oo Baaq Lama Filaan Ah U Diray Mbappe

0
Saturday July 29, 2017 - 10:14:59 in Sports News by
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mise In Uusan Real Madrid Imaanin Mise? Ramos Oo Baaq Lama Filaan Ah U Diray Mbappe

    Kabtanka Kooxda Real Madrid, iyo xulka qaranka kubadda cagta Spain ee Sergio Ramos, ayaa wuxuu sheegay inuu ka dalbanayo laacibka ay Kooxdiisu dooneyso ee Kylian Mbappe, kaasoo ku qotoma inuu kasoo dago, caasimadda Spain.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kabtanka Kooxda Real Madrid, iyo xulka qaranka kubadda cagta Spain ee Sergio Ramos, ayaa wuxuu sheegay inuu ka dalbanayo laacibka ay Kooxdiisu dooneyso ee Kylian Mbappe, kaasoo ku qotoma inuu kasoo dago, caasimadda Spain.

Wuxuu sheegay inuu kusoo dhaweynayo wiilkaan hadii uu imaanayo garoonka Bernabeu, oo ay ku dheesho naadiga Los Blancos, wuxuuna si cad usheegay inuu ufurayo Albaadka, hadii uu kusoo biirayo Xiddagaha Madrid.

Kylian Mbappe ayaa waxaa si weyn loo hadalahayaa inuu ku biirayo Boqoradda dalka Spain ee Los Blancos, iyadoona warar soo baxayay ay sheegayeen in Kooxdaan ay hehsiis la gashay ciyaaryahankaan.

"Waxaan ugu baaqayaa inuu kasoo daggo magaalladda Madrid, waan kusoo dhaweyn doonaa hadii uu go’aankaas qaato,” ayuu sheegay Kabtanka Naadiga ugu badan ee haysata Koobka Champions League.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip