Saxaafadda Spain Oo Ogaatay Hadalkii Uu Jose Mourinho Dhagta Ugu Sheegay Gareth Bale Ka Hor Kulankii Madrid & United.

0
Tuesday July 25, 2017 - 11:45:10 in Sports News by
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saxaafadda Spain Oo Ogaatay Hadalkii Uu Jose Mourinho Dhagta Ugu Sheegay Gareth Bale Ka Hor Kulankii Madrid & United.

    Saxaafadda wadanka Spain ayaa ogaatay hadalkii uu tababaraha ManUnited Jose Mourinho dhagta ugu sheegay xidiga aadka loola xiriirinayo kooxdiisa ee Gareth Bale kulankii ay kooxdiisa guusha rigoorooyinka ah ka gaartay Los Blancos.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxaafadda wadanka Spain ayaa ogaatay hadalkii uu tababaraha ManUnited Jose Mourinho dhagta ugu sheegay xidiga aadka loola xiriirinayo kooxdiisa ee Gareth Bale kulankii ay kooxdiisa guusha rigoorooyinka ah ka gaartay Los Blancos.

Macalinka reer Portugal ayaa wax laga weydiiyay arimaha Ronaldo & Bale ka hor kulanka wuxuuna carabka ku adkeeyay inuusan waqtiga isaga lumineynin sheekada la xiriirta soo iibsashada Bale & CR7 madama ay yahiin laba xidig oo ku qanacsan nolosha caasimadda.

Si kastaba tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa tunel-ka garoonkaLevi’s Stadium kula kulmay Gareth Bale, balse kaamirooyinka LaSexta Jugones ayaa soo qabatay uu tababarahii hore Real Madrid u sheegay hogaamiyaha qaranka Wales.

"Kuma soo iibsan karo sababtoo ah ma aadan ila soo hadlin” ayaa lasoo wariyay inuu Jose Mourinho u sheegay Gareth Bale.

Tababaraha kaftanka badan ayaana ka qosliyay Gareth Bale inkastoo waligood aysan iska hoos ciyaarin madama ay is dhaafeen – kusoo biiritaankii Bale ee Real Madrid iyo bixitaankii Mourinho ayaana isku waqti ahaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip