Madaxweyne Xaday 50 milyan oo doolar

0
Tuesday May 23, 2017 - 20:28:47 in Wararka by
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xaday 50 milyan oo doolar

    Madaxweynihii ee dalka Gambia Yahya Jammeh ayaa waxaa lagu eedeeyay lacag ka badan 50 Milyan oo doolar in uu ka xaday dalkaasi markii uu xilka ka degaayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii ee dalka Gambia Yahya Jammeh ayaa waxaa lagu eedeeyay lacag ka badan 50 Milyan oo doolar in uu ka xaday dalkaasi markii uu xilka ka degaayay.

Mas’uuliyiinta dalkaasi ayaa waxa ay sheegayaan Yaxya Jama lacagtaasi inteeda badan uu kala baxay Shirkad isgaarsiin ah oo dowladda ay leedahay.

Maxkamada ayaa amartay in la fariisiyo hantida Jammeh ee wali Gambia taalla.

Jammeh ayaa u duulay dalka Equatorial Guinea ka dib 22 sano oo uu xukunka hayay, waxaa lagaga guulaystay doorasho bishii Desembar ee sannadkii hore, wuxuuse xilka ka dagay markii ay dalalka dariska ahi ciidammo u direen Gambia ayna ugu hanjabeen in ay xoog xilka uga xayuubin doonaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip