DHAGEYSO: Kulan looga hadlayay Amniga Jubbaland

0
Monday May 22, 2017 - 22:01:10 in Wararka by
  • Visits: 431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Kulan looga hadlayay Amniga Jubbaland

    Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxa uu kulan la qaatay Madax ka socotay QM iyo waliba saraakiil ka socotay Ciidanka AMISOM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxa uu kulan la qaatay Madax ka socotay QM iyo waliba saraakiil ka socotay Ciidanka AMISOM.

 

Kulanka oo qaatay saacado badan ayaa waxaa inta badan looga hadlayay Amniga guud ee Degmooyinka iyo Degaanada ay gacanta ku hayaan Ciidanka Maamulka Jubbaland.

Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Ciidanka Maamulka Jubbaland iyo Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Markii uu kulanka soo idlaaday waxaa warbaahinta la hadlayMadaxweyne ku xigeenka koowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, wuxuuna faah faahin ka bixiyay kulanka waxyaabihii looga hadlay.

Audio Player
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip