Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo habeenkii Shaqeyn doona

0
Monday May 22, 2017 - 21:36:37 in Wararka by
  • Visits: 401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo habeenkii Shaqeyn doona

    Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Qalab loogu tala galay habeenkii in uu ku shaqeeyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Qalab loogu tala galay habeenkii in uu ku shaqeeyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Qalabkaan ay la wareegtay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah nalalka lagu xiro dhabaha ay diyaaradaha ka haadaan ama ka soo degaan.

Garoonka Aadan Cadde oo aan shaqeyn habeenkii ayaa hadda kadib shaqeyn doona.

Qalabkaan waxaa uu ka saacidayaa in garoonka diyaaradaha in uu habeenkii diyaaraduhu ay ka soo degaan, isla markaana uu si rasmi u shaqo bilaabaan habeenkii.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip