Cristiano Ronaldo oo Xalay Kooxdiisa ka saaciday inay ka adkaato Sevilla

0
Monday May 15, 2017 - 15:49:21 in Sports News by
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo oo Xalay Kooxdiisa ka saaciday inay ka adkaato Sevilla

    Kooxda Real Madrid ayaa Afar gool oo ay kala dhaliyeen Cristiano Ronaldo, Toni Kroos iyo Nacho Fernandez kaga guulaysatay Kooxda Sevilla , waxayna noqdeen kooxda wali ugu cad-cad ee ku guuleysan karta horyaalka La Liga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Real Madrid ayaa Afar gool oo ay kala dhaliyeen Cristiano Ronaldo, Toni Kroos iyo Nacho Fernandez kaga guulaysatay Kooxda Sevilla , waxayna noqdeen kooxda wali ugu cad-cad ee ku guuleysan karta horyaalka La Liga.

Afarta gool ee Real Madrid waxey ka saaciday in Los Blancos ay 87-dhibcood fadhiso iyadoo ciyaartay 36-kulan, balse kaalinta labaad ayey ku jirtaa iyadoo kulan baaqi ah gacanta ku heysata.
Real Madrid ayaa si weyn ku bilaabatay ciyaarta iyadoo si aan caadi aheyn cadaadis u saartay goolka Sevilla, balse bandhigga kooxda martida ah ma liidan.


Qeybtii hore ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-0 oo ay hogaanka ku heyso Real Madrid, qeybtii labaad ayaa la isku soo laabtay iyadoon wax isbadal ah labada kooxba sameynin.
Dhanka kale Dadaal walba oo Sevilla sameysay wuu guuldareystay, Real Madrid ayaana guul ku gaartay 4-1 iyadoo adkaysatay rajadeeda ku guuleysiga La Liga.

Real Madrid 87-dhibcood ayey leedahay waxeyna dhibcaha barbaro kala tahay Barcelona iyadoo kulan baaqi ah heysata – waana kooxda ugu cad-cad horyaalka La Liga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip