DHAGEYSO: Howlgallo ka socda Baydhabo

0
Sunday April 23, 2017 - 10:32:57 in Wararka by
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Howlgallo ka socda Baydhabo

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka Magaalada Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka Magaalada Baydhabo.

Howlgalkaan ayaa waxaa wadda Ciidamada Booliska maamulka Koonfur Galbeed.

Mukhtaar Axmed taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in socdaan howlgaladaasi oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka Baydhabo.

Howlgaladda ayaa ka socda Xaafadaha kala duwan ee Baydhabo.

Taliyaha ayaa shacabka kunool Magaalada Baydhabo ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidamada Booliska maamulka Koonfur Galbeed,islamarkaana hadii ay arkaan falal lidi ku ah ammaanka in ay kusoo wargeliyaan Ciidamada Booliska.

Audio Player
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip